30/03/2025
HAMBALYO!!!🌙
Shirkadda Vividscope waxaa hambalyo la wadaagaysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Umadda Islaamka ah Ku ciida nabad, caafimaad iyo barwaaqo.Ciidan ciideeda Alle ha inna gaarsiiyo.