24/08/2026
Ma rabtaa inaad AI u adeegsato sida khabiir oo aad ku samayso muuqaallo tayo sare leh?
Waqtigii aad saacado badan ku bixin lahayd duubista iyo editing-ka waa sii dhammaanayaa maanta xirfadlayaasha iyo ganacsatada casriga ah waxay isticmaalayaan Artificial Intelligence (AI) si ay content-kooda u abuuraan, ganacsigooda u kobciyaan, una gaaraan dad badan.
Diiwaangelinta Koorsooyinkaan aya hadda socota!
Waxaad ku baran doontaa:
● AI & Video Creation
Sida loo sameeyo muuqaallo tayo sare leh iyadoo la adeegsanayo aaladaha AI-da ee ugu dambeeyay.
● Prompt Engineering
Sida loo sameeyo Prompt-yo sax ah oo AI ka soo saaraya natiijada aad rabto.
● Profitable AI
Sida AI loogu adeegsan karo ganacsiga, shaqada iyo abuurista fursado dhaqaale.
● Graphic Design
Baro aasaaska iyo xirfadaha Graphic Design-ka si aad u samayso designs xirfad leh.
● Video Editing
Baro sida loo tafatiro oo loo sameeyo muuqaallo soo jiidasho leh.
● Canva Course
Baro Canva Design iyo Canva Video Creation si aad u samayso content casri ah.
🇬🇧 English Language
Horumari fahamkaaga iyo isticmaalka luuqadda English-ka si aad uga faa’iidaysato fursadaha casriga ah.
QIIMO DHIMIS GAAR AH AYAA SOCOTA!
Kuraastu waa xaddidan tahay.
Ha sugin in lagaa hor maro.
Noqo qofka maanta bilaaba xirfadaha mustaqbalka kana faa’iidaysta fursaddan inta qiimo-dhimistu socoto.
🌐 Booqo Website-keena:
shuuriye.com
📲 Ama nagala soo xiriir WhatsApp Button-ka hoose.