01/08/2021
Asc asxaabta wn idin salaamay dhamaaantiin
Sida aad wada ogsoontiihin aduinkii wuxuu isku badalay technology waxaana loo baahan yahy qofkasta oo damacsan inuu business abuuro ama ku jiray inui la socdo xaladaha iyo is bad badalka technology uuna ka faaidaysto
Hadaba maxaa laga baahan yahy
1 marksta waa inaad apdate ahataaah waxyaalaha cusubna la socotaaah
2 waa inaad businesakaga u isticmaashaaa social media sida facebok instragram iyo tiktok taas oo kaa caawinaysa inay dad badan ku soo racaaan taas oo ku horseedi karta in businesskaga daafaha caalamka
Marka asxaabta halaga faaidaysto hadii aad ubaahantahy sida
Facebook loogo, instragma logo la soo xiriir i Caafi center qiimo ku raali galiya ka helaysaaah iyo logo qurux badan