Haashim Mohamed

Haashim Mohamed Danayste Qabyaali ah.

13/02/2026

Qorshaha soo socda.

Gobolka Hawara ayaa lagu dhawaqaya, deed a Gobolka Awdal+Hawaro waxay noqonayaa ismaamul Etoobiya hoos taga.

Abwaan Shacayb Yare ayaa yidhi Dalka waxaan moodayay in uu dhaafay xiligii laysu xidhi jiray qof baa hadlay iyo fikirkii...
13/02/2026

Abwaan Shacayb Yare ayaa yidhi

Dalka waxaan moodayay in uu dhaafay xiligii laysu xidhi jiray qof baa hadlay iyo fikirkiisu cabiray Laakiin boorama sharci gaar ah baa ka shaqeeya malaha.

Muxuu yahay sharciga gaarka ah ee Abwaanku sheegay?

Wariye Faysal Muuse

17/01/2026

Ciise gaadmo ma daayo, Gadabuursina daan jabis ma daayo.🤣

13/01/2026

Wixii dhacay ba maan ogayn.😅😅

Saylac, maagalo Samaroon❤️
11/01/2026

Saylac, maagalo Samaroon❤️

DEGDEG.Waxa hadda isoo gaadhay  nuqul ka mid ah shuruudo ay  soo dhigeen Ciidamadda madaniga ah ee gadabuursi oo loo gud...
09/01/2026

DEGDEG.

Waxa hadda isoo gaadhay nuqul ka mid ah shuruudo ay soo dhigeen Ciidamadda madaniga ah ee gadabuursi oo loo gudbiyay Cabdilaahi Sandheere 7/01/26 se hadda dibadda usoo baxay.

Halkan hoose ka akhriso.

09/01/2026

Baddii saaxiibkii ku dhintay 10 sano ka hor ayuu maalin walba tagaa , waa qiimaha saaxiibnimada dhabta ah

09/01/2026

Caqli yaraa ee Ciise oo lasoo qarxiyay.

Nimankan yaryari caaday uga riwaayadsadeen reerkii soo weersrka tagay bil dhan saylac gaadhi la'a.😅

09/01/2026

Sheeg Reerka maalintay Siti iyo Ayshaca kasoo baxayeen lagu yidhi Saylac tagoo qabsadda ilaa imikana dhaafi laha Habaas iyo jidhi?

SAYLAC📍Halkan waa Saylac oo ay ku raaxaysanayaan dadkii lahaa. Laandheerihii Xeebjire iyo niman uu adeer u yahay.Ninkaa ...
09/01/2026

SAYLAC📍

Halkan waa Saylac oo ay ku raaxaysanayaan dadkii lahaa. Laandheerihii Xeebjire iyo niman uu adeer u yahay.

Ninkaa Abdi Osman Dhaga wayne wuxuu noqday nin Ciise yaryar ay aad uga qayliyaan, sababtu waa inay Xeebjire ka baqaan Ciise yare.

Address

45-H, Road 12
Karachi
1200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haashim Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share