DAARTA GUUSHA

DAARTA GUUSHA “The road to success and the road to failure are almost exactly the same.”
(2)

Waxaa usoo muuqday maalinta qiyaame cadaabka Alle iyo xisaabtiisa iyagoo aan maleysaneynin ama aysan filaneynin markii a...
08/05/2026

Waxaa usoo muuqday maalinta qiyaame cadaabka Alle iyo xisaabtiisa iyagoo aan maleysaneynin ama aysan filaneynin markii ay adduunka joogeen, waxay moodayeen in ay badbaadayaan oo ay acmaashooda ku filan tahay.
Waxaa u soo muuqday dambiyo ay iska fududeysan jireen balse xaga Alle aad uga weynaa.
Waxaa usoo muuqday ciribta xumaanta acmaashooda oo ay wanaag moodayeen.
Aayadan waxay inooga digeysaa in uusan qofka ku kadsoomin naftiisa ama camalkiisa, marwalba qofka looga baahan yahay iqlaas, towbad, malo wanaagsan ayadoo laga cabsanaayo wixii aan ka gaabinay oo camal ah.

Qofka aanan garan qiimaha naftiisa, dadka kale uma arki doonaan qof qiimo leh.
05/05/2026

Qofka aanan garan qiimaha naftiisa, dadka kale uma arki doonaan qof qiimo leh.

Biyaha roobku waa kuwo daahir ah oona wax daahiriya.🌧️
05/05/2026

Biyaha roobku waa kuwo daahir ah oona wax daahiriya.🌧️

Ku gabagabeysta xiriirkiina si wanaag leh adinka oon wax xumaan ah sameyn, qadariya maalihii quruxda badnaa iyo xusuusih...
05/05/2026

Ku gabagabeysta xiriirkiina si wanaag leh adinka oon wax xumaan ah sameyn, qadariya maalihii quruxda badnaa iyo xusuusihii wanaagsanaa ee aad isla soo marteen, noqda kuwo wanaagsan xitaa marka la kala tagayo.
❣ "ولا تنسو الفضل بينكم" ❣

Ma jiro wax qalbiga uga waxtar badan in uu ku tadaburo hadalka Allah.
03/05/2026

Ma jiro wax qalbiga uga waxtar badan in uu ku tadaburo hadalka Allah.

“Qofkii qalbigiisa ka dhowra xaaraanta, Allah waxa uu ku arsaaqaa quruxda xalaasha.”
01/05/2026

“Qofkii qalbigiisa ka dhowra xaaraanta, Allah waxa uu ku arsaaqaa quruxda xalaasha.”

“Dadka kuwooda ugu horeeya ee janada looga yeeri doono waa kuwa Allah u mahadceliya xaalad kasta oo ay ku sugan yihiin.”...
01/05/2026

“Dadka kuwooda ugu horeeya ee janada looga yeeri doono waa kuwa Allah u mahadceliya xaalad kasta oo ay ku sugan yihiin.”
-Saciid Binu Jubeyr

30/04/2026

Talooyin loo baahan yahay in la sameeyo xili roobaadka || Sheekh Maxamuud Xaliike.

29/04/2026

Roobku waa Caafimaad || Sheekh Maxamuud Xaliike.

Imam Ibnu Qayim (RH) waxa uu yiri: “Jaceylka heesaha iyo jaceylka Qur’aanka qalbiga qofka mu’minka ah kuma wada kulmaan....
29/04/2026

Imam Ibnu Qayim (RH) waxa uu yiri: “Jaceylka heesaha iyo jaceylka Qur’aanka qalbiga qofka mu’minka ah kuma wada kulmaan.”

Imisa juz ayaad ka xifdisan tahay Qur’aanka kariimka?   .
28/04/2026

Imisa juz ayaad ka xifdisan tahay Qur’aanka kariimka?
.

Address

Medan Idaman
Kuala Lumpur
53100

Telephone

+252614611020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAARTA GUUSHA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share