Muuqaal digital solutions

Muuqaal digital solutions 🎥 MUUQAAL MULTIMEDIA
We grow your business through creative video production and smart marketing.

21/04/2026
01/01/2026

“Ma doonaysaa in 2026 uu noqdo sanadkii aad xirfad dhab ah yeelan lahayd?
Sanadkii aad shaqo heli lahayd… ama adiga ganacsi bilaabi lahayd?”

“Digital Solution iyo Royal University of Somalia
waxay si rasmi ah u midoobeen
si ay dhalinyarada Soomaaliyeed u siiyaan
xirfadaha casriga ah ee suuqa shaqadu maanta u baahan yahay.”

📚 Waxaad baranaysaa:
🎬 Video Editing
🎨 Graphic Design
📱 Digital Marketing
💻 Basic Computer Skills

“Kuwaas ma aha aragti keliya — waa xirfado aad lacag ku kasban karto.”

🔥 War Weyn!
“Si loogu dabaaldego Sanadka Cusub 2026,
waxaan bixinaynaa 50% DISCOUNT
oo loogu talagalay 100 arday oo kaliya.”

⏳ “Marka boosasku buuxsamaan, fursaddu way xirmaysaa.”

mustaqbal ka wanaagsan,
haddii aad rabto xirfad dunidu qiimeyso,
haddii aad rabto inaad ka baxdo shaqo la’aanta…
👉 Dooro Digital Solution × Royal University of Somalia.”

📞 “Isdiiwaangeli maanta –
ha sugin berrito.” whats app number +252906158473

🎓 “Mustaqbalkaaga halkaan ayuu ka bilaabmaa.”






















28/12/2025

📣 Ma tahay maamule shirkad ama ganacsade doonaya in 2026 uu noqdo sanadkii aad suuqa ka dhex muuqan lahayd?

Fariintan adiga ayay kuu socotaa!

Waxaan dooranaynaa 30 shirkadood oo cusub oo aan u sameyn doono suuq-geyn buuxda – si bilaash ah!
Haa, waa sax… FREE marketing!

Fursaddan waxay u furan tahay:
✅ Shirkadaha caafimaadka
✅ Shirkadaha waxbarashada
✅ Shirkadaha wax-soo-saarka
✅ Shirkadaha adeegyada
✅ Iyo shirkad kasta oo raba in ay suuqa ka dhex muuqato

Bil kasta waxaan kuu sameyn doonnaa:
🎥 Video-yo xirfad leh oo ku saabsan adeeggaaga
🧠 Content soo jiita macaamiil cusub
🎨 Design kor u qaada magaca iyo sumcadda shirkaddaada
Ujeedkeenna:
Inaan dhisno sumcada ganacsigaga isla markaana aan ka dhigno mid casri ah oo la jaan qaadaya suuqa.
Haddii aad rabto in 2026 uu noqdo sanadkii shirkaddaadu kor u boodi lahayd,
👉 Hadda nala soo xiriir WhatsApp-ka: +252 63 7377219
Muuqal Digital Solution – Your Growth, Our Mission

🏥 SADEX XIDIGOOD HOSPITAL – Laanta 2aad👨‍⚕️ Dhakhtarka ENT – Cunaha, Dhegaha & SankaDr. Khayrullaah🕰 40+ sano khibrad ca...
27/12/2025

🏥 SADEX XIDIGOOD HOSPITAL – Laanta 2aad
👨‍⚕️ Dhakhtarka ENT – Cunaha, Dhegaha & Sanka

Dr. Khayrullaah
🕰 40+ sano khibrad caafimaad
🌍 Khibrad caalami ah
📍 Wuxuu fariistaa Sadex Xidigood Hospital – Laanta 2aad
🕒 Furan 24 Saac – Maalin & Habeen

Waxa uu daaweeyaa:
• Xanuunnada Cunaha
• Xanuunnada Sanka
• Xanuunnada Dhegaha

📞 Ballan & Talo Caafimaad:
+252 090 5668573

“Khibrad, Kalsooni & Daryeel Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo”










🔷 QAYBTA ROYAL TRAINING & CONSULTANCYWaxay kuu diyaarisay tababar gaar ah oo beddeli kara noloshaadaVISION 2026 – Person...
24/12/2025

🔷 QAYBTA ROYAL TRAINING & CONSULTANCY

Waxay kuu diyaarisay tababar gaar ah oo beddeli kara noloshaada

VISION 2026 – Personal Strategic Planning
Ma rabtaa in 2026 noqoto sannadka guushaada?
Ma doonaysaa inaad:
Si cad u qeexdo yoolalkaaga?
U qorshayso mustaqbalkaaga si xeel dheer?
Kordhiso xirfadahaaga shaqo iyo hoggaamin?
Noqoto qof leh jihada saxda ah ee nolosha?

👉 Royal Training & Consultancy waxay kuu soo bandhigaysaa tababar awood kuu siinaya inaad:
Fahamto naftaada
Dhisto qorshe nololeed iyo mid xirfadeed
Ka baxdo jahwareerka una guurto go’aan cad

📍 Goobta: Royal University – Main Campus
🗓 Taariikh: Friday 26-12-2025
⏰ Waqti: 4:00 PM
👨‍🏫 Tababaraha: Mahamud Omer Casawe
Founder of TAAM Training | Certified Life Coach

📞 La xiriir:
0906158473
0907846837
Ha seegin fursaddan — Mustaqbalkaaga maanta ayaad dhisaysaa. 🚀

24/12/2025

2026 ka dhig sanadkaaga isbeddelka!
🗣️ Ku hadal English si heer sare ah 3 bilood gudaheed
🚀 Ka dhig Speaking English xirfaddaada koowaad
🎓 Kaliya
• 20 arday Online
• 20 arday Offline
⏳ 3 bilood gudahood – English si kalsooni leh
✅ Qof walba wuu ka faa’iidaysan karaa
👉 Hadda isdiiwaangeli
📲 WhatsApp: +252 906 158 473









Jumce wnaagsn dhamaantiin ✅✔ Social Media Management✔ Influencer Marketing✔ Content Creation✔ Designs & Promotions✔ Vide...
12/12/2025

Jumce wnaagsn dhamaantiin ✅

✔ Social Media Management
✔ Influencer Marketing
✔ Content Creation
✔ Designs & Promotions
✔ Video Editing & Business Ads

📲 WhatsApp: +252 906 158 473
📲call +252 907 846 837

Kor u qaad muuqaalka ganacsigaaga maanta!La xidhiidh Muqaal Degital si aad u hesho adeegyo casri ah.📲 +252 906 158 473📲 ...
11/12/2025

Kor u qaad muuqaalka ganacsigaaga maanta!
La xidhiidh Muqaal Degital si aad u hesho adeegyo casri ah.

📲 +252 906 158 473
📲 +252 907 846 837

10/12/2025

CRITICAL THINKING Skills TRAINING

📅 Taariikh: 11-Dec-2025 — Khamiis
⏰ Waqti: 9:00 AM – 11:00 AM
🎯 department: Royal Training & Consultancy
🎟 Kuraasta: 10 VIP seats oo keliya

Jumce wnaagsn dhamaantiin ✅✔ Social Media Management✔ Influencer Marketing✔ Content Creation✔ Designs & Promotions✔ Vide...
05/12/2025

Jumce wnaagsn dhamaantiin ✅

✔ Social Media Management
✔ Influencer Marketing
✔ Content Creation
✔ Designs & Promotions
✔ Video Editing & Business Ads

📲 WhatsApp: +252 906 158 473
📲 +252 907 846 837

Address

Sintok

Telephone

+60182940772

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muuqaal digital solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muuqaal digital solutions:

Share