Noma Raage

Noma Raage Waxaan ahay Falanqeeye ka hadlo Ciyaaraha.

Hadabo ogaada 4-taan Dal ayaan wataa   Koobka Aduunka.🇦🇷 Enzo iyo Barco🇪🇨 Caicedo iyo Paez🇫🇷 Kante iyo Gusto🇸🇳 Jackson i...
01/06/2026

Hadabo ogaada 4-taan Dal ayaan wataa Koobka Aduunka.

🇦🇷 Enzo iyo Barco
🇪🇨 Caicedo iyo Paez
🇫🇷 Kante iyo Gusto
🇸🇳 Jackson iyo Sarr oo lagu daray dhiiga African-nimada.

Wadanka aa Mucaaradka ugu weyn ku ahayna waa Brazil.

Malo Gusto ayaa xiiso ka helaayo Kooxo waaweyn oo Yurub ka dhisan oo ay ugu horeeyaan Bayern iyo City oo uu joogo Maresc...
01/06/2026

Malo Gusto ayaa xiiso ka helaayo Kooxo waaweyn oo Yurub ka dhisan oo ay ugu horeeyaan Bayern iyo City oo uu joogo Maresca oo aad u aaminsanaa Ninkaan, boosas badana u adeegsan jiray wayihiisii Kooxda Chelsea.

Gusto ma gadi leheed Adiga ?

Lacala hadii uu Kante cadaan lahaa. 🤣
01/06/2026

Lacala hadii uu Kante cadaan lahaa. 🤣

Farqiga waa joogteenta.
01/06/2026

Farqiga waa joogteenta.

Waxaa lasoo warinayaa in ay Chelsea isku dayi doonto soo qaadasha Bowen oo ku kacaayo qiimo aan ka badneen 40M maadaama ...
01/06/2026

Waxaa lasoo warinayaa in ay Chelsea isku dayi doonto soo qaadasha Bowen oo ku kacaayo qiimo aan ka badneen 40M maadaama ay heerka hoose u laabatay Kooxdiisa Westham.

Aniga ahaan waxaan u arki lahaa saxiixaas mid macquul ah, sababahaan aan kuu soo tirin doono awgeed...

1- Bowen waa Xidig PL Proven ah walibana qibrad badana leh.
2- Waa Xidig wax soo saar fiican leh oo Goals badan laga helaayo, Xili Ciyaareedkii hada oo ay Kooxdiisa liidatay ayuu xitaa ku lugyeeshay 20 Goals.
3- Waa Xidig joogteen leh oo Sanadba kan ka dambeeyo sii hormarinaayo Kubadiisa iyo Numbers-kiisa.
4- Qiimahiisa oo jaban, saxiixyada noixaas ahna badanaa ma fashilmaan sidaa horay usoo aragnbo.
5- Waa hogaamiye Tababaraha cusub ka caawin karo Qolka Labiska, gaar ahaan Xidigaha Ingariiska.

Maxee kula tahay Adiga ?

Difaacashaa Champion lagu qaadaa sida Chelsea ayee is lahaayeen, balse taas waa shaqeen weesay. 🤣🤣🤣
31/05/2026

Difaacashaa Champion lagu qaadaa sida Chelsea ayee is lahaayeen, balse taas waa shaqeen weesay. 🤣🤣🤣

Deg Deg:Baskii ay Arsenal u diyaarsatay in ay ku dabaal dagto oo hada laga tirtiraayo oraahda Champions of Europe oo ay ...
31/05/2026

Deg Deg:

Baskii ay Arsenal u diyaarsatay in ay ku dabaal dagto oo hada laga tirtiraayo oraahda Champions of Europe oo ay ku dul qorteen. 🤣🤣

Kaliya 1 Koox oo London ka dhisan ayaa isticmaali karto Oraahdaa, Kooxdaasoo ah The Blue Chelsea.

31/05/2026

Sida caadiga ah, iskama qaadi karto Champions League-ga Koox walba oo London ka dhisan. 🤣🤣

Habeen Wanaagsan.
30/05/2026

Habeen Wanaagsan.

Adres

Barchman Wuytierslaan 53
Amersfoort
3819AB

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Noma Raage nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Noma Raage:

Delen