Idmaani Ahmed

Idmaani Ahmed Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Idmaani Ahmed, Social-mediabureau, Den Dolder.

18/10/2023

Illaahii nabbigiisii Ibraahiim CS Goortii mushrikiintii dabka ku tureen isla dabkii ku badbaadiyay, ee goob aamina uga yeeloow.

Illaahii nabbigiisi muuse CS Hooyadii amray inay badda ku tuurto! Ee isla baddii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisi Yuusuf CS goortii Ceelka ay ku tuureen walaalihiis, ciiddan ooman u keenay ee isla ceelkii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisii yuunis CS Saddexda mugdi dhexdiisa ugu gargaaray ee Nibirigii liqay isla isagii ku badbaadiyoow.

Illaahii Nabbigiisii Muxammed صلى الله عليه وسلم Habeenkii Dhagarta Mushrikiintii Qureysheed Ka seexiyay ee ka indha saabay ee nabbad-galyo korkiisa ka yeellayoow

Rabboow Ergo ayaanu kuu nahay Duco ayaanu awoodnaa Waadna ogtahay Xaalada walaalaheen falastiin iyo axwaashooda Adigaana Nooga Naxariis badan Maatida iyo maxasta Gantaaluhu ku dhacayaan, Oo adigaa Nooga Aqoon badan Sida sharaftooda iyo wanaagoodu ku jiro.

Rabboow waxaanu kuu taagnay gacmaha Adiga ayaa ah mid ka xishooda addoonkiisa oo gacan madhan inuu ka laabto

Rabboow Waa Habeen barakaysan Oo baryadaadu Nagu waajib tahaye Rabboow kaaga warami-mayno Culayska iyo cadaadiska haysta addoomahaaga Kor u dhawaaqayee Rabboow Gargaarkaaga mooyee ma jiro Garab kale Oo lagu tiirsadaaye Rabboow Naga ajiib baryada oo Guusha ka yeel dhankooda

آمين يا أرحم الراحمين 🤲🤲😭😭

Adres

Den Dolder

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Idmaani Ahmed nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen