Tayaziir

Veibeskrivelse

Tayaziir Hal-abuur wanaagsan, ganacsi xooggan.

Waxaan abuuraa naqshado casri ah oo fudud, muuqaalo xayaysiimeed oo natiijo fiican leh iyo content kaa caawiya inaad ka dhex muuqato ganacsiyada kale

Bayern Munich ayaa mar kale natiijo layaab leh ka gaartay kooxda Rottach-Egern kulan saaxiibtinimo oo ay ciyaareen xilli...
30/07/2026

Bayern Munich ayaa mar kale natiijo layaab leh ka gaartay kooxda Rottach-Egern kulan saaxiibtinimo oo ay ciyaareen xilli-ciyaareedka ka hor
Ileen bayertu waa Naar naar😅

🚨 WAR CUSUB: Lionel Messi ayaa si rasmi ah u noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda kubadda cagta ee gaara 4,000...
30/07/2026

🚨 WAR CUSUB: Lionel Messi ayaa si rasmi ah u noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda kubadda cagta ee gaara 4,000 oo dribble oo guuleystay (successful dribbles). 😲🐐

Waxaase taas ka sii yaab badan in Messi uu ka sarreeyo ciyaaryahanka ku xiga in ka badan 2,000 oo dribble oo guuleystay, taasoo muujinaysa heer sare iyo maamul ay adag tahay in ciyaaryahan kale gaaro. 😟🔥

Our Signature | Work
15/02/2026

Our Signature | Work

 Halkan kaga boggo qaar ka mid ah sumadaha aan u naqshadeynay shirkado kala duwan, kuwaas oo ka tarjumaya aqoonsi, hal-a...
30/12/2025


Halkan kaga boggo qaar ka mid ah sumadaha aan u naqshadeynay shirkado kala duwan, kuwaas oo ka tarjumaya aqoonsi, hal-abuur iyo tayo sare. Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno shaqooyinkii quruxda badnaa ee aan u qabannay macaamiisheena sharafta leh sanadkii 2025.

Ma rabtaa sumad ganacsi oo kaa soocda kuwa kale? 📩 La soo xiriir hadda: https://wa.me/252907783275

  For Company Hadi aad doonayso inaan adigana Kuu sameeno nala Soo xiriir:Contact us: Wa.me/907 783 275
24/12/2025


For Company
Hadi aad doonayso inaan adigana Kuu sameeno nala Soo xiriir:
Contact us: Wa.me/907 783 275

Chumca Kareem Sxbayaal
11/12/2025

Chumca Kareem Sxbayaal

Social media poster design
09/12/2025

Social media poster design

Adresse

Oslo

Nettsted

Varslinger

Bli den første som får vite det: Vi sender deg en e-post når Tayaziir legger ut nyheter og kampanjer. E-postadressen din brukes ikke til noe annet formål, og du kan melde deg av når som helst.

Snarveier

Del