Dal Walba dadkiisaa dhisa

Dal Walba dadkiisaa dhisa Dal Walba Dadkiisaa Dhisa Allow dhowr muwaadinka soomaaliyeed

Ugu dambeyn madaxweynihii h**e Xassan Sheikh awooddiisi waa isku soo dhamaatay, muqdisho waxaa ku awood batah shacabka a...
25/05/2026

Ugu dambeyn madaxweynihii h**e Xassan Sheikh awooddiisi waa isku soo dhamaatay, muqdisho waxaa ku awood batah shacabka asaga diidan iyo ciidamo si gaargaar ah ugu soo biiraya kacdoonka.

Asbuuc kadib muddo xilleedkiisa waxaa meesha ka baxay awooddii caburin jirtay shacabka waxaan xoogaystay awoodda isbadaldoonka.

Xassan Sheikh sannadkii uu ku darsaday iyo diyaargarow ayuu ku jiraa.Mucaaradkii shirar jaar’id oo ma dhaleys ah ayay ku...
24/05/2026

Xassan Sheikh sannadkii uu ku darsaday iyo diyaargarow ayuu ku jiraa.
Mucaaradkii shirar jaar’id oo ma dhaleys ah ayay ku waasheen.
Sidaan haddii ay ku socoto mucaaradka kuwo isbadal keenni karo ma kuula muuqdaan.

Odowaa wuxuu u tagay Galmudug haddii rerkayga la dhaafiyay oo anniga la i dhaafiyay ma joogayo.Mahad Salaad wuxuu aqbala...
23/05/2026

Odowaa wuxuu u tagay Galmudug haddii rerkayga la dhaafiyay oo anniga la i dhaafiyay ma joogayo.

Mahad Salaad wuxuu aqbalay in asaga iyo rerkiisaba kursiga la dhaafiyo.

Maadaama sheekadii qof iyo cod ah loo badalay qof iyo xulasho Mahad deegaankiisa kursigii waa dhaafiyay asna waa la dhaafiyay.

Madaxweyne Laftagareen iyo madaxweynihii h**e Xassan Sheikh oo dagaal qaraar ku dhexmarayo magaalada Baydhabo.Dagaalka a...
21/05/2026

Madaxweyne Laftagareen iyo madaxweynihii h**e Xassan Sheikh oo dagaal qaraar ku dhexmarayo magaalada Baydhabo.

Dagaalka ayaa hadda ku fidey caadadi kala duwan oo Baydhabo ah.
Tanni waa billowdga natiijada ka dhalatay waqtigii dhammaday ee 15 may.

War DEG DEG: beesha caalamka oo farrin cunaqabateyn ah gaarsiisay macalin Mahdi oo tillaabo caalami ah wajihi doonno had...
20/05/2026

War DEG DEG: beesha caalamka oo farrin cunaqabateyn ah gaarsiisay macalin Mahdi oo tillaabo caalami ah wajihi doonno haddii markale uu dad banaanbaxayo xabad ku ridaan ciidanka booliska, dil kaste iyo qasaaro kaste oo aad amarto adaa laguu ciqaabo doonno ayaa la gaarsiiyay.

Hadaad maalmahaan arki weysaan Macalin Mahdi iska fahma cabsi ayaa soo wajahday. Ciidanka qaranka meeshaa waa gaarsiiyay Xassan Sheikh oo xalane u wareejiyay in ay noqoto xarunta kalaguurka.

Madaxwaeynihii h**e asaga iyo caruurtiisa villada in ay si sharcidarro muddo dhaaf ah ku daganadaan oo Sacdiyo Bajaaj u ...
20/05/2026

Madaxwaeynihii h**e asaga iyo caruurtiisa villada in ay si sharcidarro muddo dhaaf ah ku daganadaan oo Sacdiyo Bajaaj u afduuban tahay labbo bil ku dhawaad ma xaq baa?

04 jun haddii ay awooddi weyaan in soo dayaan dhallinyarada Xassan Sheikh u afduuban, oo ay si xor ah u dhigan waayaan b...
19/05/2026

04 jun haddii ay awooddi weyaan in soo dayaan dhallinyarada Xassan Sheikh u afduuban, oo ay si xor ah u dhigan waayaan banaanbaxooda labbo midkood ayaa u furan mucaaradka
Kow rag waa kala adkaan jiraye in ay aqbalaan in ay aysan awood laheyn.
Labbo in ay awooddooda tajibiyaan oo ay is difaacan oo sidii Xassan Xukunka ku fuulay ay sameeyaan.
Wixii intaas ka soo haray ayagana yaysan is daalin dadkana daalin joogsi!!

Ma xanaaqsan yihiin mise wey niyad jabsan?
15/05/2026

Ma xanaaqsan yihiin mise wey niyad jabsan?

Shirkii waa lagu kala tagay wax natiijo ahna lama gaarin.Xassan Sheikh tiisa waa cadeystay ee mucaaradka ama ha ku raaca...
15/05/2026

Shirkii waa lagu kala tagay wax natiijo ahna lama gaarin.
Xassan Sheikh tiisa waa cadeystay ee mucaaradka ama ha ku raacan oo ha is dhiiban ama tooda iyo tabartooda ha na tuusan. joogsi!!!!!

Madaxweyniiho h**e ee Soomaaliya maxaa ku xasuusataa.
14/05/2026

Madaxweyniiho h**e ee Soomaaliya maxaa ku xasuusataa.

Ceebta yaa Dalka baday.Amar ayaa hadda lasiiyay waxaan lagu yiri lama kala tagi karo illa aad hishiis gaartaan.Xalane ha...
14/05/2026

Ceebta yaa Dalka baday.
Amar ayaa hadda lasiiyay waxaan lagu yiri lama kala tagi karo illa aad hishiis gaartaan.

Xalane haddii xal lagu gaariwaayo xaalku waa dibadda iyo dowladdo shisheeye waana canbaar Xassan Sheikh diiwaanka u gali doonto.

Adresse

Oslo

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Dal Walba dadkiisaa dhisa legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del