Maxamud Bolbire

Maxamud Bolbire Hoyga wararka sugan iyo Muqaalada wacan.

08/06/2026

Balaayo idin aragtay Waxaan ayee magaalada Muqdisho ku qasi rabeen.

Xaaji Ahmed Macalin Fiqi ayaa sidaasi yiri".Isma qabto in jalaato ICE Cream iyo 10-Tikniko hal goob laga wada helo.
07/06/2026

Xaaji Ahmed Macalin Fiqi ayaa sidaasi yiri".Isma qabto in jalaato ICE Cream iyo 10-Tikniko hal goob laga wada helo.

XAQIIJIN:Booliska Somaliya ayaa wado howlagal lagu xaqiijinyo Amniga laguna aruurinayo hub si sharcidarro ah loo soo gal...
06/06/2026

XAQIIJIN:Booliska Somaliya ayaa wado howlagal lagu xaqiijinyo Amniga laguna aruurinayo hub si sharcidarro ah loo soo galiyey degmada Cabdicasiis ee gobalka banaadir marka shacabka ha dulqaataan inta amniga la xaqiijinayo.

05/06/2026

Magaalada waa Nabad.

05/06/2026

DEG DEG: Taliyaha Ciidamada xooga dalka Gen Ibraahim Iyo Taliye Shuute ayaa gordhawewd gaaray guriga sheikh shariif ee aaga mirinaayo.

05/06/2026

👀👀 Mirinaayo

04/06/2026

Baramuuda been mataalo Mucaaradow.

04/06/2026

Magaaladan dagaal looma rabo ee ka jooga Mucaaradow.

04/06/2026

Muddo 1-saac ayaa loo qabtay Ciidamada mucaaradka ee ka dagaalamaaya aagga Miranaayo.

04/06/2026

Amniga Muqdisho baryo kuma imaanin.

Adress

1000 S Washington Avenue
Gothenburg
55415

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Maxamud Bolbire postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Maxamud Bolbire:

Dela