SOBToday

SOBToday SOBToday is a platform which allows you to post the products and services you're selling and buy from others. It is completely free to register and easy to use.

07/08/2019

CIID MUBARAK 🐑
Ka faa'idayso adeega SOBToday oo IIBI AMA IIBSO ALAAB GACAN LABAAD AH AMA TU CUSUB.
booqo 👉🏼 https://sobtoday.com/

01/08/2019
TIJAABI NASIIBKAAGA OO GUULAYSO! 😱Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga ee ay shirkadda SOBToday ugu Talagashay Bulshada Sooma...
27/07/2019

TIJAABI NASIIBKAAGA OO GUULAYSO! 😱

Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga ee ay shirkadda SOBToday ugu Talagashay Bulshada Soomaliyeed, waxa aanu markii ugu horeysay bixin doonaa abaal marino qaali ah oo aanu siin doono 20 qof.

1-Camera, Canon 80d + lenses( u dhiganta $1800)
2- Schengen visa 🇪🇺(Dal ku gal wadamada European Union-ka oo dhan)
3- Iphone xs max 128GB ( U dhigma $1300)
4)$8000 ( oo doolarka maraykanka ah)

Dooro numberada u dhaxeeya 1 ilaa 250 kuna soo gudbi qaybta comment-iga.

LAGAA RABO

1) Soo dheh Page ka. ✅
2) u dheh Saaxibadaa. ✅
3) nambar laga bilaabo 1 ilaa 250 ✅

Waa muhiim inaad samayso saddexda shardiba si aad uga qayb qaadato barnaamijka.

NB: Mudo kooban ayay soconaysaa bakhtiyaanasiibku si dhakhso ayaa loo shaacin doonaa guulaystayaasha.

NASIIB WANAAGSAN

20/07/2019

Ka maaran dilaal oo maanta bilow isticmaalka platform-ka SOBToday!
Adiga oo gurigaaga jooga suuq u hel hantida aad rabto inaad iibiso.
Casri ah, deg-deg badan, sahlan.✅

Booqo SOBToday.👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽
https://sobtoday.com/

12/07/2019

Ka maaran dilaal oo maanta bilow isticmaalka platform-ka SOBToday!
Adiga oo gurigaaga jooga suuq u hel hantida aad rabto inaad iibiso.
Casri ah, deg-deg badan, sahlan.✅

Booqo SOBToday.👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽
https://sobtoday.com/

Sell everywhere 🛍Use our platform to sell products to anyone, anywhere—online with your ecommerce store, online marketpl...
05/07/2019

Sell everywhere 🛍
Use our platform to sell products to anyone, anywhere—online with your ecommerce store, online marketplaces, and social media, and in-person with point of sale.
👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽
https://sobtoday.com

Our robotic chat will help you when SOBToday is unavailable, this will also make easier for users to get quick answers a...
29/06/2019

Our robotic chat will help you when SOBToday is unavailable, this will also make easier for users to get quick answers and save a tremendous amount of time for us and we'll be able to improve other features of our platform as well as make our website not only modern but a very user friendly 😎

https://sobtoday.com

Ma ogtahay inad lacag ka samayn karto iibinta alaabta aanad isticmaalin? SOBToday ayaa kugu caawinaysa inaad heshid qof ...
29/06/2019

Ma ogtahay inad lacag ka samayn karto iibinta alaabta aanad isticmaalin? SOBToday ayaa kugu caawinaysa inaad heshid qof u baahan alaabtaas oo kaa iibsata.
Adeeg 100% free ah. Booqo 👉🏼 👉🏼 https://sobtoday.com

Adress

Buregatan 9
Märsta
19554

Öppettider

Måndag 09:00 - 17:00
Tisdag 09:00 - 17:00
Onsdag 09:00 - 17:00
Torsdag 09:00 - 17:00
Fredag 09:00 - 17:00

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när SOBToday postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela