Majid haajji

Majid haajji Nagu soo biir Waxay noo tahay Dhiiri-Galin

26/08/2026

Sooran iyo jawaan ruwaayad u qosal badan 😂😂

25/08/2026

Farduus iyo dhuux maxa maxa kala qabsadey😂

24/08/2026

Abdiqani isku filan oo la iskugu tagay dhulka laga taagay😂😂

Taageraysha atlêtico ayaa ku oriyay  Alvarez waxba ku dhacey miskiinka🥶😂
23/08/2026

Taageraysha atlêtico ayaa ku oriyay Alvarez waxba ku dhacey miskiinka🥶😂

Madaxweynaha Atlético Madrid, Enrique Cerezo, oo ka hadlay Julián Álvarez iyo Barcelona:“Waxa aan anigu u arko ayaa ah i...
23/08/2026

Madaxweynaha Atlético Madrid, Enrique Cerezo, oo ka hadlay Julián Álvarez iyo Barcelona:

“Waxa aan anigu u arko ayaa ah in Barcelona aysan si ku filan uga falcelin xaaladda, isla markaana aysan samayn wixii caadi ahaan laga sameeyo xaalad sidan oo kale ah.” 🥶

Macnaha guud: Cerezo wuxuu u muuqdaa inuu leeyahay Barcelona si dhab ah oo ku filan uma aysan maareynin arrinta Álvarez, mana aysan qaadin tallaabooyinka ama habraacii caadiga ahaa ee lagu xallin lahaa heshiis ciyaaryahan xaaladdan oo kale ah.

23/08/2026

Ruwaayad aad u qosal badan kabtan jawaan

22/08/2026

Adeer adaa waxbartay oo shaqeysan karayee ninkani ilmaha ha ka korsadee iskaga daa AHUN abwaan sooran

21/08/2026

AHUN sooran iyo ruwaayadii xeerka kufsiga ruwaayad aad u qosal badan😂🤣

19/08/2026

SOORAN IYO JAWAAN RUWAYADII MARTIDA RUWAAYAD AAD U QOSAL BADAN🤣😂

18/08/2026

Laba naagod isma qabi karaan xaaski maleelay ayaa sidan tidhi😂🤦‍♂️🥶

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Majid haajji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Majid haajji:

Shortcuts

Share