Chelsea somali Fans

  • Home
  • Chelsea somali Fans

Chelsea somali Fans Home of Chelsea somali fans 🔵

Chelse somali fans waxaa ka heli doonta dhamaan wararka iyo Update waliba oo ku saabsan chelsea ✍️ kooxda haweenka.

Welcome to the Chelsea Somali Fans! Ku soo dhawoow Page ka ugu wayn ee tagerayasha Somaliyeed ee kooxda Chelsea. soo follow gareey si aad ula socoto wararka (News) iyo wax walboo ku saabsan Chelsea sida kooxda kowaad (first team) . (Chelsea Women) kooxda dayarta (Chelsea Academy) . mahadsanid

Ma ogtahay in Xabi Alonso mudadii uu joogay Bayern Leverkusen 35 kulan kamid ah kooxdiisa laga dhaliyay 2 gool ama wax k...
12/09/2026

Ma ogtahay in Xabi Alonso mudadii uu joogay Bayern Leverkusen 35 kulan kamid ah kooxdiisa laga dhaliyay 2 gool ama wax ka badan!

Waqigaan Lix kulan xilli ciyaareedkaan kooxda dheeshay 5kulan kamid ah waxaa laga dhaliyay 2 gool ama wax kabadan…

Xogtaan waxeey ku tusineeysaa dhibaatadaas ma ahan waxa hada Xabi alonso ku bilaawatay,makula tahay hadii Caicedo soo laabto kooxda goolashaan faraha badan Laga dhaliyo inay yaraan doonaan?

FT: Chelsea 2-2 Hull City!  Maxaa qaldamay maanta? Aragtidaada.
12/09/2026

FT: Chelsea 2-2 Hull City!

Maxaa qaldamay maanta? Aragtidaada.

HT: Chelsea 1-2 Hull City!  Aragtidaada ee qeybta h**e?
12/09/2026

HT: Chelsea 1-2 Hull City!

Aragtidaada ee qeybta h**e?

📸- MORGAN ROGERS! 🥶🥶🥶🥶🥶
12/09/2026

📸- MORGAN ROGERS! 🥶🥶🥶🥶🥶

🚨Shaxda rasmiga ah ee vs Hull City! Bench: Penders, Acheampong, Lacroix, Chavarria, Barco, Quenda, Gittens, Estevao, Wel...
12/09/2026

🚨Shaxda rasmiga ah ee vs Hull City!

Bench: Penders, Acheampong, Lacroix, Chavarria, Barco, Quenda, Gittens, Estevao, Welbeck

Kawarn shaxda Mr xabi Alonso?!

❗️Galabta yaa kubada la siin doonaa labadaan kooxood yaase difaac gali doono? 😂👇  Possession StatisticsHull City: 28.7% ...
12/09/2026

❗️Galabta yaa kubada la siin doonaa labadaan kooxood yaase difaac gali doono? 😂👇

Possession Statistics

Hull City: 28.7% average possession (lowest in the league).

Chelsea: 36.5% average possession (second-lowest in the league).

🚨RASMI: Chelsea ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad.
12/09/2026

🚨RASMI: Chelsea ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad.

Matchday! 💙 🆚 Hull City🏆 MD4 / Premier League⌚️ 17:00 [East Africa time]🏟️ Stamford BridgeSaadaashaada kulankaan?
12/09/2026

Matchday! 💙

🆚 Hull City
🏆 MD4 / Premier League
⌚️ 17:00 [East Africa time]
🏟️ Stamford Bridge

Saadaashaada kulankaan?

🚨BREAKING: Pedro Neto ayaa Chelsea u saxiixay qandaraas cusub oo 5 sano ilaa 2032.Neto ayaa xiiso weyn kahelay kooxo bad...
11/09/2026

🚨BREAKING: Pedro Neto ayaa Chelsea u saxiixay qandaraas cusub oo 5 sano ilaa 2032.

Neto ayaa xiiso weyn kahelay kooxo badan suuqi xagaaga, laakiin Chelsea ayaa ku abaal marisay qandaraas cusub iyo mushahar kordhin.

- Sāãmi Yaré

🚨 Xabi Alonso ayaa xaqiijiyay in Moises Caicedo uusan ciyaari doonin kulanka berri ee Hull City maadama uu dooneynin inu...
11/09/2026

🚨 Xabi Alonso ayaa xaqiijiyay in Moises Caicedo uusan ciyaari doonin kulanka berri ee Hull City maadama uu dooneynin inuu halis galiyo.

Sidoo kale Alonso wuxuu xaqiijiyay in Palestra, Henderson, Emegha aysan wali soo laaban.

- Sāãmi Yaré

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chelsea somali Fans:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share