Radio Awdheegle FM

Radio Awdheegle FM Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio Awdheegle FM, Social Media Agency, Malable, Awdheegle.

Nasoo Raac- waxaan ixtiraameynaa araktidaada,anaga oo diirada Saari doona soo bandhigida horumarada iyo dhibaatooyinka ka jira Degmada Awdheegle iyo guud ahaanba Gobolka Sh.Hoose.

Gudoomiyihii Maxkmada Sare ee Dowladda K/Galbeed Dr Ahmed Ali Musse oo kamid ahaa Mas'uuliyiinta kasoo jeeday Degmada Aw...
17/09/2026

Gudoomiyihii Maxkmada Sare ee Dowladda K/Galbeed Dr Ahmed Ali Musse oo kamid ahaa Mas'uuliyiinta kasoo jeeday Degmada Awdheegle ayaa maanta si rasmi ah isaga casilay xilka Gudoomiyaha Maxkmada Sare

15/09/2026

Banaanbax lagu taageeraayay garab-istaaga Dowladda Turkiga ee Dowladda iyo Shacabka soomaaliyeed ayaa ka dhacay Degmada Afgooye ee Sh.Hoose, Shacab iyo Madaxba.

07/09/2026

Kulanka sanadlaha ah ee qor'aan-akhriska beesha garre oo sanadkan uu soo agaasimay gudoomiyaha gobolka Sh.hoose Mudane Abdifatah Siidii ayaa lagu qabtay Afgooye.

05/09/2026

Gudoomiyaha Degmada Afgooye Mudane Suldan Abdullahi Mohamed Osman Hiraabe iyo lataliyaha arimaha dib u dhiska hogaamiyaha K/galbeed Eng Salah sheikh Osman ayaa kormeeray Waddooyinka iyo Buundada Afgooye

05/09/2026

Taliyaha Cusub ee Saldhiga Degmada Wanlaweyn L/X/le Abdirahim Nur Ahmed ayaa maanta kormeeray amniga Suuqayada iyo Waddooyinka waa weyn ee Magaaladda.

02/09/2026

Dadkii ugu badnaa ee kusoo barakacay dagaalka ka socda deegaanada basra iyo baqdaad ayaa xaalad nolol xumo tii ugu darneed ku heysata deegaanka Lafoole ee Gobolka Sh.hoose.

31/08/2026

Maamulka iyo bulshada degmada Wanlaweyn ayaa taageeray qaraarkii shalay kasoo baxay shirka golaha wasiirada Dowladda k/Galbeed ee difaaca iyo Amniga Guud ee Deegaanada.

31/08/2026

Maamulka iyo bulshada degmada afgooye ayaa taageeray qaraarkii shalay kasoo baxay shirka golaha wasiirada Dowladda k/Galbeed ee difaaca iyo Amniga Guud ee Deegaanada Dowladda.

22/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Abdifatah Siidii oo ay wehliyaan wasiiro katirsan Dowladda K/Galbeed ayaa Deegaanka Gandarshe ka dhagaxdhigay dhismaha Xarunta Maamulka iyo Saldhiga Boliiska.

16/08/2026

Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka Dowladda K/Galbeed Mudane Abdirahim Mohamed Ibrahim DMO oo maanta soo gaaray Afgooye ayaa kormeeray shaqada Maxkamadaha Gobolka,Racfaanka iyo tan Degmada.

Address

Malable
Awdheegle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Awdheegle FM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share