Suuqa Balibusle

Suuqa Balibusle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suuqa Balibusle, Marketing Agency, Balli Busle.

24/03/2026

Waa maxay farqiga u dhexeeya riya, sumcad iyo is-la yaab (cajabin)?
Riya (الرياء):
Inaad camal samayso si dadku kuu arkaan oo kuu ammaanaan.
Sumcad / Sam (السمعة):
In dadka ay ka hadlaan oo ku ammaanaan camalkaaga wanaagsan.
Is-la yaab / Cajab (العجب):
Inaad naftaada u aragto inaad ka fiican tahay walaalahaaga camalka wanaagsan awgiis.
Ducada:
Ilaahayow, waxaan kaa magan galayaa riya, sumcad iyo is-la yaab.
Ilaahayow, na sii daacadnimo (ikhlaas) hadalka, camalka, qarsoon iyo muuqda.

Address

Balli Busle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqa Balibusle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share