Ahmed Creative

Ahmed Creative "Marwalba Waxaan Utaaganahay Kor Ukaca Ganacsigaaga!"

18/04/2026




🎯 Xeerka 80/20 (Pareto Principle) – Furaha Guusha Dhabta ahMa ogtahay in 80% caqabadaha kaa hor istaaga guusha ay ka yim...
02/01/2026

🎯 Xeerka 80/20 (Pareto Principle) – Furaha Guusha Dhabta ah

Ma ogtahay in 80% caqabadaha kaa hor istaaga guusha ay ka yimaadaan adiga naftaada, halka kaliya 20% ay ka yimaadaan arrimo dibadda ah?

πŸ”Ή 80% – Caqabadaha Gudaha:

Xirfad la’aan

Aqoon la’aan

Tayo ama kalsooni nafeed oo hooseysa

πŸ”Ή 20% – Caqabadaha Dibadda:

Duruufaha nololeed

Xaalado dhaqaale

Arrimo bulsho

πŸš€ Sida Loo Adeegsado Xeerka 80/20 Noloshaada

βœ… Diiradda saar naftaada

Horumari xirfadahaaga, aqoontaada, iyo kartidaada – halkaas ayay guushu ka bilaabataa.

βœ… Ha ku mashquulin wax aadan xakamayn karin

Arrimaha dibadda waqti ha ku lumin; ka fikir sida aad uga gudbi karto si caqli leh.

πŸ’‘ Xasuusnow:

Markaad aqoonsato caqabadaha jira, una fahanto xeerka 80/20:

βœ”οΈ Waxaad heli doontaa jihayn sax ah

βœ”οΈ Waxaad kordhin doontaa waxtarka dadaalkaaga

βœ”οΈ Waxaadna u dhowaan doontaa guul joogto ah

Guushu waxay ku timaadaa:

πŸ“š Aqoon

πŸ—‚ Qorsheyn sax ah

πŸ”₯ Dadaal joogto ah

Mahad sanid hadii aad halkaan ila soo gaartay













24/12/2025






03/10/2025

10/10 quality?







Welcome to the New Face of Ahmed CreativeMaanta waxaan si farxad leh idiinla wadaagayaa astaanta cusub ee Ahmed Creative...
06/09/2025

Welcome to the New Face of Ahmed Creative

Maanta waxaan si farxad leh idiinla wadaagayaa astaanta cusub ee Ahmed Creative.

Astaantan cusub waxay ka tarjumaysaa hal-abuurkayga, nashqadeynta, koritaankayga, iyo aragtidayda mustaqbalka, iyadoo la xafidayo asalka aan ka bilaabay.

Hadda waa waqtigii aan u gudbi lahaa bog cusub oo dhiirran, si aan u soo bandhigno naqshado gaar ah iyo adeegyo tayo sare leh.
Kusoo dhawaaw wajiga cusub ee Ahmed Creative – halka hal-abuurka iyo aragtida cusub ay ku kulmaan.

Soodhawaw Wll.
Kuwaani waa social media heyga soo arag

Kani waa LinkedIn gayga
https://www.linkedin.com/in/ahmed-mohamed-hassan-303751301

Kanina waa Behance portfolio
https://www.behance.net/axmedokaaja57

Kanii waa tiktokeyga

https://www.tiktok.com
Ahmed Creative

Halkaas baynu friends kasii noqon donaa. MahadSanid



Isbadalka 2025 coming soon
08/03/2025

Isbadalka 2025 coming soon

Astaanta Logo designka waxey ganacsiga u leedahay faaido badan:1:Aqoonsi ama astaanta shirkada : Logo waxey ka caawisaa ...
19/02/2025

Astaanta Logo designka waxey ganacsiga u leedahay faaido badan:

1:Aqoonsi ama astaanta shirkada : Logo waxey ka caawisaa in shirkaddu si fudud loo aqoonsado, taas oo muhiim u ah suuqgeynta Casriga ah haatan.

2:Kalsooni: Logo xirfad leh waxey kor u qaadaa kalsoonida macaamiisha, iyadoo muujineysa in shirkaddu tahay mid sumcad leh la aqoon san yahay leh.

3:Xusuusin: Summad wanaagsan waxay dadka ka caawisaa inay si fudud u xasuustaan shirkaddaada, taasoo keenta in ay door weyn ka qaadato adeegyada shirkada ey bixiso.

4:Maqaalka: Logo wuxuu ka dhigi karaa shirkaddaada mid ka duwan tartamayaasha, taasoo ka caawisa in la helo suuq gaar ah.

5:Hogaaminta: Logadu waxey u muuqataa in la hogaamiyo aqoonsiga ganacsiga, iyadoo muujineysa himilooyinka iyo qiimaha shirkadda.

Tani waxay dhammaan ka caawisaa in shirkaddu ay hesho macaamiil cusub oo ay ilaaliso kuwa hadda jira.

Waxaan logo qurux badan u sameyay











+252619031424

https://lnkd.in/d5phvGeU

Address

Dayniille
Banaadir
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share