27/01/2023
Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay ka aqbalayo ducada. _gaar ahaan xilliga galabkii_
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
Maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u kheyr badan maalinka jimcada, waayo waa maalintii la abuuray nabi Aadam, waana maalinta jannada la geliyay,waana maalintii janada laga soo bixiyey, qiyaamaduna dhici mayso maalin aan jimco aheyn)
ASTAANJET.com