FC fivestreet

FC fivestreet Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC fivestreet, Advertising/Marketing, baidoa, Baydhabo.

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Geeri murugo leh ayay naga nixisay. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelk...
28/05/2026

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Geeri murugo leh ayay naga nixisay. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka iyo qaraabada marxuumka. Allah ha u dembi dhaafo, qabrigana ha u waasiciyo, samir iyo iimaanna Allah haka siiyo dhammaan qoyskiisa. Aamiin.”

22/05/2026

Asc “Dhamaan taageerayaasha sharafta leh, guddoomiyaha kooxda, maamulka, macallimiinta iyo ciyaartooyda, waxaan idiinka gudbineynaa raalli gelin ku aaddan natiijadii iyo bandhigii aan idin tusnay. Waan ognahay in taageeradiinna, waqtigiinna iyo dadaalkiinna aad mudan tihiin farxad iyo guulo ka wanaagsan kuwa dhacay.
Si gaar ah waxaan ugu mahadcelineynaa guddoomiyaha kooxda iyo macallimiinta dadaalka joogtada ah ee ay u hayaan horumarka kooxda, sidoo kale taageerayaasha oo mar walba garab istaaga kooxda xilli walba. Guuldarro maanta dhacday ma dhimayso rajada iyo himilada kooxda. Waxaan ballanqaadeynaa inaan laba jibbaari doonno dadaalka si aan dib ugu soo celinno farxaddiinna iyo kalsoonidiinna.
Mahadsanidiin taageeradiinna daacadda ah iyo garab istaaggiinna joogtada ah. Guul ayaa dhow Insha Allah.”

VS ELMAN BAY
21/05/2026

VS ELMAN BAY

Vc fc mursal
17/05/2026

Vc fc mursal

Kulankeenah manta Furitanka Tartanka Southwest state Division one 2025-2026Fc five street vs FC Sh asharow two Southwest...
29/12/2025

Kulankeenah manta
Furitanka Tartanka Southwest state Division one 2025-2026
Fc five street vs FC Sh asharow two
Southwest State Football Association
29 december 2025

Address

Baidoa
Baydhabo
50

Telephone

+252615008618

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC fivestreet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share