23/07/2021
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalayaal kusoo dhowaada Page-kaan waxaad kala socon doontaan in shaa Allah Barnaamijyo aqooneed oo waxtar u leh bulshada, Teknoolijiyada casriga ah, Taariikho muhiim, duruus Diini ah sida Muxaadarooyin, Tafsiirka Quraanka kariim ah, khudbooyin, barnaamijyo wacyigelin diini ah oo ku saabsan acmaasha suuban ee Diinteena Islaamka.
Fadlan Page-kaan follow gareey, Linkiga hoosena noo dheh adigoo aad u mahadsan❤❤❤: Youtube: https://www.youtube.com/c/ALFASALAAMTV