MP idiris Abdi Taktar

MP idiris Abdi Taktar if you want to be strong , Learn how to fight alone.

01/04/2026

WAR DEG DEG AH. KOONFUR GALBEED ALLAHA U NAXARIISTO.

SHARCIGAN WAA MAMNUUC IN SAFIIR TANZAANI U FADHIYA SOOMAALIYA  IYO MID XUBIN KA AH BAARLAMAANKA AFRIKA AY QAYB KA AHAADA...
22/03/2026

SHARCIGAN WAA MAMNUUC IN SAFIIR TANZAANI U FADHIYA SOOMAALIYA IYO MID XUBIN KA AH BAARLAMAANKA AFRIKA AY QAYB KA AHAADAAN ABAABULKA DAGAAL EE KASOCDA KOONFUR GALBEED.

LABADAAS QOF WAXAYNA U KALA SAFTEEN LABADA DHINAC EE ISKA SOO HORJEEDA SIYAASAD AHAAN, WAA NASIIB DARO IN RAG SAFIIRO CAALIMI AH AY HURIYAAN COLAAD SOKEEYE.

DAD SHACAB OO CARUUR IYO HAWEEN U BADAN AYAA KA MID AH DADKA KU DHINTEY DAGAALADA KA DHACEY BAYDHABO IYO AGAGAARAHEEDA.

Shaqsiyaadka Abaabulka Dagaal Wada Waxay Kala Yihiin.Amb ilyas Ali Hassan Oo Ah Safiirka Tanzaani U Fadhiya Soomaaliya iyo Adan Mohamed Nuur Saransoor oo Xubin Ka Ah Baarlamaan Afrika

Labada Hada Waxay Kala Joogaan Buurhakabo iyo Baydhabo. Waxayna Ku Lug Leeyahiin Abaabul Dagaal Ee Hada Socda. Waxayna Wadaan Abaabul Iyo Hurin Colaadeed.

WALAALAYAAL ALLAHA IDIIN ABUUREY KA CABSADA JOOJIYO HURIN IYO COLAADA DAGAAL AAD WADAAN.

MAR WALIBANA XAQA IYO RUNTA KA HADLA .
QOF AAN XAQA KA HADLIN WAA SHEYDAAN .

MAALMAHAN WAXAA WADNAA SIDII LOO JOOJIN LAHAA COLAADA INSHA'ALLAH ANAGA KA AQOONYAHAN AHAAN ANIGOO LAKAASHANAAYO CULUMAA'UDIINKA KOONFUR GALBEED WAXAAN KA SHAQEYNAYNAA JOOJIN COLAAD AMA DAGAALKA DADKA ISLA DHASHEY EE WALAALAHA AH.

ALLAHU AKBAR

WAXQABAD  MADAXWEYNE SOOMAALIYA  PROF. XASAN SHEEKH MAXAMUUD:-1. Burburka kadib Dowlada Soomaaliya oo aheyd  dowlad Kume...
03/03/2026

WAXQABAD MADAXWEYNE SOOMAALIYA PROF. XASAN SHEEKH MAXAMUUD:-

1. Burburka kadib Dowlada Soomaaliya oo aheyd dowlad Kumeel gaar ah ayuu Dowlad Rasmi ka Dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh.

2. Waxuu Hergiliyey Nidaamka Federaalka.

3. Waxay Dowlada Soomaaliya Loo Aqoonsadey Inay Ka Mid Noqdaan oo ay ka qayb galaan Ururrada Caalimiga ee Aduunka,kana mid noqdaan xubno baarlamaanada Aduunka.

4. Hada Dowladiisa waxaa u Qorsheysan in Wadanka oo idil laga hirgiliyo doorasho hal Cod iyo hal qof. Isagoo Fuliyey doorasho Gobalka Banaadir (Hal Cod iyo Hal Qof)

5. Cuni Qabateenka Hubka oo Soomaaliya Laga Qaadey.

6. Dib u habeynta ciidan iyo awoodooda saanad oo kor loo qaadey .

7. Kamid Noqashada Bulshada Bariga Afrika.

8. Miisaanada Dhaqaale ee Dowlada oo horumar laga gaarey ,hadii loo fiiriyo dowladahii ku meel gaarka.

9.Amaanka Muqdisho Waqtigan Xaadarka ah.

10.Deyn Cafinta Soomaliya Hirgashey.

11. Hirgilinta National IDCARD.

12. Taabagelinta In Soomaaliya Shidaal Laga Qodo.

30/01/2026

WAREYSI SAHRO CABDI AXMED IYO IDIRIS CABDI AXMED (TAKTAR)

28/01/2026

GABAR GANACSADE AH OO LAYIRAAHDO NIMCO CABDULLAHI SHEEKH XUSEEN AYAA KAMID AH GABDHAHA BIYO DHAAMINTA KA WADO MAGAALADA BAYDHABO HALOO SOO DUCEEYO.

28/01/2026

Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla oo Magaalada Baydhabo Biyo Dhaamin Kabilowdey. Haloo Duceeyo.

26/01/2026

Magaalada Baydhabo Waxaa Maanta Biyo Dhaamin Gurmad Ah U Fidiyey Shaqsi Asal Ahaan Reer Koonfur Galbeed oo Kamid Ah Muxsiniinta Degan Ohio Columbus. Allaha Ajar Hakasiiyo. Reer Ohio Columbus Kuday Walaalkiina Muxsin Ah.

25/01/2026

SOO DHAWEYNTA XILDHIBAANKA KAMID AH XILDHIBAANADA KANADA
DR. SHARIIF MAXAMED HAAJI OO REER BAYDHABO U YAQAANAA (MUSCAB) AYAA SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA BAYDHABO. WAA QOFKII UGU HOREEYEY OO XILSARE KA QABTO WADANKA KANADA.

25/01/2026

SOO DHAWEYNTA XILDHIBAANKA KAMID AH XILDHIBAANADA KANADA
DR. SHARIIF MAXAMED HAAJI OO REER BAYDHABO U YAQAANAA (MUSCAB) AYAA SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA BAYDHABO. WAA QOFKII UGU HOREEYEY OO XILSARE KA QABTO WADANKA KANADA. Part 5

25/01/2026

SOO DHAWEYNTA XILDHIBAANKA KAMID AH XILDHIBAANADA KANADA
DR. SHARIIF MAXAMED HAAJI OO REER BAYDHABO U YAQAANAA (MUSCAB) AYAA SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA BAYDHABO. WAA QOFKII UGU HOREEYEY OO XILSARE KA QABTO WADANKA KANADA. Part 5

Address

Via Mogadisho
Baydhabo

Telephone

+252615559518

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MP idiris Abdi Taktar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share