Deeqowaani Creative

Deeqowaani Creative wehel ka dhigo Deeqowaani Graphics

Bishii naxariista ayaa timid โ€” qalbigaaga nadiifi, camalkaga wanaaji, ajar badanna kasbo ๐ŸŒ™โœจIlaahay ha ina waafajiyo khey...
17/02/2026

Bishii naxariista ayaa timid โ€” qalbigaaga nadiifi, camalkaga wanaaji, ajar badanna kasbo ๐ŸŒ™โœจ
Ilaahay ha ina waafajiyo kheyrkeeda. ๐Ÿคฒ

Deeqowaani Creative

Mudnaan macalin baa leh
21/11/2025

Mudnaan macalin baa leh


Waxaan halkan ugu hambalyeynaynaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed munaasabada maalinta macalinka 21 November 2025
Gaar ahaan macalimiinta Al-Nujuum Academy




๐๐€๐‘๐๐€๐€๐Œ๐ˆ๐‰๐Š๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐„๐˜ ๐Š๐€๐€๐ 2025 (๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ท๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ) Waxaa qaban doonaa barnaamij wacyi-gelin iyo dhiirigelin ah ku...
08/09/2025

๐๐€๐‘๐๐€๐€๐Œ๐ˆ๐‰๐Š๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐„๐˜ ๐Š๐€๐€๐ 2025 (๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ท๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ )
Waxaa qaban doonaa barnaamij wacyi-gelin iyo dhiirigelin ah ku wajahan jiilka mustaqbalka
Fursadani waxaa ka ka faaideysan karaaa
Dhammaan Ardeyda magaalada baydhabo

โœ”๏ธ๐—–๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ท๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ?
1. MUHIIMADA WAXBARISTA GABDHAHA

2.SIDEE KU NOQON KARAA ARDEY WAXBARASHADA KU GUULEYSTA

โœ”๏ธ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ?
Waxaa si wada jir u bixinayaa
๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž.๐ฎ๐ฌ๐ญ.: Abdimalik Fiqi
Iyo ๐„๐ง๐ .๐ฎ๐ฌ๐ญ. Safia Hussein Dahir .........
๐“๐š๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š
๐Œ๐ฎ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐๐š: Anab mohamed Hussein

โœ”๏ธ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป:
๐Ÿ—“ Taariikh: 10/09/2025.
โฐ๏ธ Saacada:03:30PM.
๐ŸŒ  Maalinta : Arbacada ..

โœ”๏ธ ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ:
๐Ÿ”ป free... Bilaash
Deeqowaani Creative

Flayer design โœจ๏ธ๐Ÿ‘ŒAan usameyney macaamiisheena Aadanow production Deeqowaani Creative ugu imow design qurux badan oo indh...
07/09/2025

Flayer design โœจ๏ธ๐Ÿ‘Œ
Aan usameyney macaamiisheena Aadanow production
Deeqowaani Creative ugu imow design qurux badan oo indhaha soo jiita wehelna ka dhigo si laguugu qurxiyo ganacsigaaga

Poster design ๐Ÿ‘Œ โœจ๏ธ Ardayada kaalinta 1 ugashey ardeyda barata  qaybta    /physics  (level one)  Imtaxaanka qiimeynta ard...
06/09/2025

Poster design ๐Ÿ‘Œ โœจ๏ธ
Ardayada kaalinta 1 ugashey ardeyda barata qaybta /physics (level one)

Imtaxaanka qiimeynta ardeyga 2025
Oral exam
Writing exam


Deeqowaani Creative

"26 June 1960Hambalyo Maalinta Xorriyadda, shacabka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Graphics waxa ay idinla wadaagaysaa farxadda iyo sh...
26/06/2025

"26 June 1960
Hambalyo Maalinta Xorriyadda, shacabka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Graphics waxa ay idinla wadaagaysaa farxadda iyo sharafta maalintan qiimaha leh. Midnimo, horumar, iyo mustaqbal ifaya โ€” waa halbeeggeenna.
Deeqowaani Graphics "

Poster design macamiil waad soo dalpan kartaa Muhiimadeena waa tayeynta macaamiisheena inagu xiran Deeqowaani Graphics
25/06/2025

Poster design macamiil waad soo dalpan kartaa
Muhiimadeena waa tayeynta macaamiisheena inagu xiran
Deeqowaani Graphics

GUUL IYO NASIIB WACAN!Waxaan guul urajeynaynaa dhamaan ardada ufadhiisan doonto imtixaanka fasalka 8aad ee sandakan 2024...
20/06/2025

GUUL IYO NASIIB WACAN!
Waxaan guul urajeynaynaa dhamaan ardada ufadhiisan doonto imtixaanka fasalka 8aad ee sandakan 2024-2025
NASIIB WACAN!

๐ŸŒ™ Ciid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta! ๐ŸŒ™Anigoo ah Eng.Mohameddeck Alinor Waare (Eng. Deeqowaani), Madaxa Deeqowaani Graph...
06/06/2025

๐ŸŒ™ Ciid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta! ๐ŸŒ™

Anigoo ah Eng.Mohameddeck Alinor Waare (Eng. Deeqowaani), Madaxa Deeqowaani Graphics , waxaan hambalyo iyo bogaadin qalbi furan u dirayaa dhammaan Muslimiinta meel kasta ay dunida ka joogaan

โœจ Ciid adhaa Mubaarak!
โœจ Farxad iyo barako ha idinku waarto!
โœจ Nuur iyo nabadgalyo ha idiin dhalato!

| |

Eid Mubarak Poster ๐ŸŽ‰La wadaag Asxaabtada Hambalyada Ciidka Adigoo Ku qurxinaya Poster Desig qurux badan Oo qiima jaban H...
05/06/2025

Eid Mubarak Poster ๐ŸŽ‰
La wadaag Asxaabtada Hambalyada Ciidka Adigoo Ku qurxinaya Poster Desig qurux badan Oo qiima jaban

Hada kasoo Dalbo what's app Ka Hoose๐Ÿ‘‡
+252 61 7198387
Deeqowaani Graphics

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeqowaani Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share