Bandhig madia

Bandhig madia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bandhig madia, Baydhabo.

27/03/2026

Sheikha mukhtar roobow Ali abuu mansuur
Runtuu kahadlay shikha๐Ÿซก๐Ÿซก๐Ÿซก

14/03/2026

Qiso cajiib ah qofkii salaada Ka tagi jiray๐Ÿ˜ญ
sheikh abdirashid sheikh ali suufi xafidullah ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

01/03/2026

Xarumihii wasaarada gaashandhiga yahuuda wasaaradihii talaabiib cagtaa la mariyay hadaa ku faraxsan tahay jabka lixaadka leh ee israaiil lagaar siiyay SII FAAFI folowgana ku gaarsii asxaabta.

28/02/2026

Ayatollah Ali Khamenei hadduu dhinto yaa badalayo?.halkaan ka daawo

28/02/2026

Muuqaal ayaa muujinaya diyaarad aan duuliye lahayn (drone) oo laga leeyahay Iiraan oo ku dhacday dhisme degaan ah oo ku yaalla Manama, halka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Baxreyn ay xaqiijisay in dhowr dhisme la bartilmaameedsaday, isla markaana ay sheegtay in kooxaha difaaca madaniga ahi ay weli wadaan hawlgallada daminta dabka iyo samatabbixinta goobaha ay waxyeelladu ka dhacday.

28/02/2026
28/02/2026

TOOS U Daawo: Gantaalkii Ir^n ku weerartay Saldhigga 5th Fleet Naval headquarters ee Mareykanka kulahaa Baxreyn.

Bandhig madia Kala soco waraka calamka

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay ku soo biireen dagaalka Iran iyo Maraykanka ...
28/02/2026

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay ku soo biireen dagaalka Iran iyo Maraykanka iyaga oo shaaciyey in ay joojiyeen Maraakiibta Israel iyo Maraykanka ee adeegsanaysa xeebaha badda cas inta uu socdo dagaalka labada dhinac.

Arrinkan ayaa ka dhigan in Xuutiyiintu soo celiyeen weeraradii ay ku hayeen Maraakiibta adeegsanaysa gacanka Baabul Mandab ee isku xidha xeebaha badda cas iyo badweynta Hindiya.

Bandhig madia Soo follow garee pagekan si aad ula socoto bariga dhexe dagaalka Ka qarxay

โ€œSuccess is the sum of small efforts repeated day in and day out.โ€ ๐Ÿ’กโœจโ€œGuushu waa isku darka dadaallo yar yar oo maalin w...
03/06/2025

โ€œSuccess is the sum of small efforts repeated day in and day out.โ€ ๐Ÿ’กโœจ

โ€œGuushu waa isku darka dadaallo yar yar oo maalin walba lagu celiyo.โ€ ๐Ÿ’กโœจ

โ€œุงู„ู†ุฌุงุญ ู‡ูˆ ู…ุฌู…ูˆุน ุงู„ุฌู‡ูˆุฏ ุงู„ุตุบูŠุฑุฉ ุงู„ุชูŠ ุชุชูƒุฑุฑ ูŠูˆู…ู‹ุง
ุจุนุฏ ูŠูˆู….โ€ โœจ๐Ÿ’ก

๐——๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—”๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ผ ๐—ป๐—ฎ...
14/05/2025

๐——๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—”๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป โœ…๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ Hambaliyo form one B si gaar ah mr abuubakar ๐Ÿ‘ congratulations ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰

17/04/2025




14/04/2025





Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bandhig madia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share