Gudoomiyaha ardayda schoolka hiran

Gudoomiyaha ardayda schoolka hiran Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudoomiyaha ardayda schoolka hiran, Advertising/Marketing, Hiiraan, Beledweyne.

Ramadan mubarak 🥰
22/03/2023

Ramadan mubarak 🥰

05/11/2022

Masha allah f4-A saaka waxa ay soo bandhigeen barnaamij aad qiima u leh kana hadlaayo Macalinka qiimahiisa. Runti waan bogaadineynaa dhammaan ardadana waxaan kula dardaarmeynaa ixtiraamka macalinka iyo in uu yahay aabaha2aad Dugsiga Hoose,dhexe iyo Sare ee Hiiraan -Xarunta 2aad. Bahda form 4 A isku duuban waxan aan leenahay hambalyo.Masha allah f4-A saaka waxa ay soo bandhigeen barnaamij aad qiima u leh kana hadlaayo Macalinka qiimahiisa. Runti waan bogaadineynaa dhammaan ardadana waxaan kula dardaarmeynaa ixtiraamka macalinka iyo in uu yahay aabaha2aad Dugsiga Hoose,dhexe iyo Sare ee Hiiraan -Xarunta 2aad. Bahda form 4 A isku duuban waxan aan leenahay hambalyo.
Dugsiga Hoose,dhexe iyo Sare ee Hiiraan -Xarunta 2aad.

Habeen wngsan marka h**e Allah ayaa mad iska leh inoo suura gelin maanta oo taariikhda ku beegantahay 26/10/2022 《Octobe...
26/10/2022

Habeen wngsan marka h**e Allah ayaa mad iska leh inoo suura gelin maanta oo taariikhda ku beegantahay 26/10/2022
《Octoberexaminations》 inoo soo gaba-gabeeyay.
Xaruntii labaad imtixanka usocde ☆
Marka xigtana waalidiinta iyo Macalimiinta sharafta leh ayaa iyagana uga mahad celinaynaa kaalinta ay ka geysteen habsami u socodka imtixaanadka hooose dhexe iyo Sare. Ardada dhammaan waxaan ku bogaadinay in ay waxbarashada ku dadaalaan. Qalinkaa wax suureeya kugu sima halkaad doonto saaxiib kal furan weeye.... waxbarta aan barwaaqo gaarnee.

Wa swradi laga qaday ardaydah school HIPPS  oo idin leh wxay din tahay wangsan
28/09/2022

Wa swradi laga qaday ardaydah school HIPPS oo idin leh wxay din tahay wangsan

Address

Hiiraan
Beledweyne
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoomiyaha ardayda schoolka hiran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gudoomiyaha ardayda schoolka hiran:

Share