14/12/2025
Saldanaddii ugu horraysay ee Isaaq yeeshaa waxa ay ahayd tii Toljecle. Ugaas Madoobe oo Dhuux Baraar la odhan jiray ayaa ugu dambeeyey. Waxaana ku soo xigaya Ugaas Maxamuud oo berri la caleemo saari doono. Labada hoosena way ku xigeen.
Saladanadda Habar Awal waxa la aasaasay 1535-kii, waxa aanay tirsanaysaa 16 Suldaan iyo Garaad. Halka Saldanadda Garxajis ee Ciidagale la aasaasay 1750-kii. Waxa ay kala weyn yihiin 215 sanno. Waxa aanay tirsanaysaa 8 Suldaan.
Saldanadda Habar Awal 1535-kii.
1. Suldaan Cismaan Xuseen Abokor
2.Suldaan Xaamud Suldaan Cismaan Xuseen
3.Suldaan Maxamed Suldaan Xaamud Suldaan Cismaan
4.Suldaan Looge Suldaan Cismaan Suldaan Xuseen
5.Suldaan Mayax Suldaan Looge Suldaan Cismaan
6.Suldaan Sanbuul Cali Suldaan Mayax
7.Suldaan Baxar Colow Cali
8.Garaad Boon Nuur Xoosh
9.Garaad Cabdalle Garaad Boon Nuur
10.Garaad Askar Garaad Cabdalle Garaad Boon
11.Suldaan Diiriye Garaad Cabdalle Garaad Boon
12.Sidaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye Garaad Cabdalle
13.Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye
14. Suldaan Saxardiid Suldaan Diiriye
15. Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye
16.Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan ( Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi. Ku-sime)
Saladannada Garxajis 1750-kii.
1. Suldaan Guuleed Cabdi Ciise
2. Suldaan Faarax Suldaan Guuleed
3. Suldaan Xasan Suldaan Faarax
4. Suldaan Diiriye Suldaan Xasan
5. Suldaan Cabdilaahi Suldaan Diiriye
6. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi
7. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
8. Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed.
Tixraacyo:
1. Oday Xasan Cawad Guuleed
2. Oday Warfaa Odawaa Ceeleeye 90 jir.
3. Oday Saxardiid Tol-weyne Cismaan 89 jir. Loo
Cali Coomey