Berbera TV

Berbera TV berbera TV waa warbaahin madaxbanaan oo ka jirta magaalada Berbera..

24/05/2026

Wasiir Cabdale Inankiisu caawa Hotel Jabuuti ah ayuu joogaa Taliya Bilayska Jabuuti ayaana loola hadlay, Baasaboor ayaa la soo siinayaaye maxaa Dadka Reer SL beenta loogu sheegayaa?

23/05/2026

Wasaaradii diinta iyo awqaafta somaliland oo busaarad xumi ku dhacday kadibna madarasadii baadhanaya..

22/05/2026

Dadka reer Somaliland qof ay caadi ufahmeen waxaa jira Shiikh Maxamed Cabdi Ummal, 🤣

22/05/2026

"Baafin Wasaaradii Diinta & Aw-qaafta"
Cabdilaahi-baashoow ha isu kaaya gamaarine labada qaylo mid raac.

22/05/2026

JERUSALEM Waa Israel, Sida JIGJIGA ay u tahey Ethiopia! Great Israel 🇮🇱.

22/05/2026

Waxaan iswaydiinayaa Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta ee Somaliland , Shiikh Cabdillaahi Baashe ma u jawaabi doonaa Shiikh Umal.

22/05/2026

Munaafaqii waynaa ee umal oo sidii caadada u ahayd xaar qadhmuun soo matagay.

22/05/2026

Weligaa Qamiis jactadan Maalin Jimce, Salaadii Jimcaha, Masaajid ma ku tagtay?

21/05/2026

Maalgashiyadda waa la soo dhaweeyaa, ee lama weeraro.

Markii dhaxalsugaha boqorka Kuwait uu damcay inuu dhul dalxiis ka samaysto degmada Sheekh, ayaa wakiilkiisi uga wakiilka ahaa beerihii uu ku lahaa Afgooye, bururka ka hor, Hargaysa yimid dabayaaqadii sagaashamaadkii. Ninkan oo ka soo jeeday bariga Sanaag ayaa wuxuu ka codsaday wasiir M.S.Gees iyo M. C/Raxmaan Lugooyo oo ay saaxiiba ahaayeen, inay u raacaan madaxweyne Cigaal si uu dhul uga siiyo boqorka.

Markii ay u tageen madaxweyne Cigaal una sheegeen mawduucii ay u socdeen, ayaa Madaxweyne Cigaal wuxuu ugu jawaabay" waaryaadheheen Maxamed Ciise anigaa ka dhashay oo ma yaqaanan sidda dadka loo maalee, miyaad geysaan dhinacaa gobolada galbeedka." Dood dheer ka dib madaxweyne Cigaal wuu aqbalay codsigii, wuxuuna dhul balaadhan ka siiyey degmada Sheekh, halkaas oo ilaa maanta uu deganyay, dadka deegaankaasina waxay ka heleen faa'iidooyin baddan.

Haddaba waxaan uga socdaa tolkeyoow soo dhaweeya maalgashiga, oo intaad warbaahinta taagantihiin booqda xarunta shirkadda Horn Cement oo ah shirkad waddaniya oo laga faa'iidi doono, idinkoo bulsho ahaan u abaabulan oo xaqa aad ku leedihiin ka doonta. Maxamed Aw Siciid-na waa nin magaalada Berbera maalgashiyo waaweyn ka hirgaliyey kuwo dhamaaday iyo kuwo socdaba, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dhari nin u dhaw baa laf ka rita, bulas

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka saaxil MMJ

21/05/2026

Musharaxad layla jumera oo cabatay....

DEGDEG: Warbaahintu Cameradaha Ayay Iga Bakhtiistan. Musharaxad Laila.

Inan gumeed miidhan ayaa inantaas helay

21/05/2026

Wiilkan oo caan ku ah cayda madaxda dawlada ayaa fariin faqiireed u diray xildhibaanada golaha deegaanka berbera

Address

Berbera District
Berbera
25220634731508

Telephone

+252634731508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Berbera TV:

Share