Bursaalax Media

Bursaalax Media Ciid Media waa warbaahin ka hadli doonta wararka, ciyaaraha, ganacsiga iyo riwaayadaha. Ciid Media

Bursaalax iyo xalay
12/12/2023

Bursaalax iyo xalay

Qabaanqab qolladeheed;Qoladuhu waa gabbaadyo yar yar oo ay galaan cayayaanka ay gabsastu u weyn yihiin. Sida oo kale qol...
04/07/2021

Qabaanqab qolladeheed;

Qoladuhu waa gabbaadyo yar yar oo ay galaan cayayaanka ay gabsastu u weyn yihiin.
Sida oo kale qolladuhu waa meel kasta oo laab ah.

Maxaa ka taqaannaa qabaanqabta?

Afhayeenka Militariga Itoobiya Getinet. "Waxa jirta Askar tiro yar oo isu dhiibtay TPLF".
03/07/2021

Afhayeenka Militariga Itoobiya Getinet. "Waxa jirta Askar tiro yar oo isu dhiibtay TPLF".

QUULLEQuulluhu, waa nooc ka mid ah miraha ama iniinyaha ay sooraan geedaha qaarkood gaar ahaan nooca loo yaqaanno qodaxl...
02/07/2021

QUULLE
Quulluhu, waa nooc ka mid ah miraha ama iniinyaha ay sooraan geedaha qaarkood gaar ahaan nooca loo yaqaanno qodaxleyda oo ka tirsan bahda Xananka.

Quullaha, ugu badan waxaa soo saara 4 geed oo kala ah; Jiiqjiiqlaha, Jeerinka, Dheerdheeraha iyo Gumarka. Mid kasta oo ka mid ah geedahani quullihiiisu waxa uu leeyahay qaab dhismeed u gaar ah.

Quullaha waxaa aad u jecel xoolaha gaar ahaan Riyaha iyo Dabogaallaha. Xilliga uu quulluhu soo go’o waa xilliyada xagaaga gaar ahaan xilliyada cadarka. Waxaa na xilligaas loo yaqaannaa Quulle-gurad. Waxaa xilligaas aad u qooqa ari-cadka.

Xilligaas ri’yuhu marka ay rimaan waxa ay dhalmadoodu ku beegantaa dabaadiga Deyrta. Inta badanna orgida waa lagu fasaxaa oo lagama qabto.

Dabogaalluhu, gabsasta ugu badan ee adeegsada quullaha, kuna quudiya dhallaankiisa asna quuta. Inta badan wuu aasaa, halkaasna waxaa ka dhalatay maahmaah lagu sheego doqonnimada Daboggaallaha. Waxaa la yiri; “Mir quulle marka uu so qaato, inta uu cirka eego buu dhahaa Allaa ilehe halkaan baan cirka iyo dhulka kala barkiisa ahe, halkaan ku aaso, hadhow buu damcaa in uu la soo baxo mise meesha uu istaaga ba waa u kala barka cirka iyo dhulka, sidaas buu mirtii ku waayaa waxaana halkaas ka soo baxa geed kale”.

Quulaha ayaa aad uga baxa dhulka ciidka.

Quullaha hoose geedka uu ka soo go’ay idinkaan idiin daayey.

Gudbi adoo galladsan.

01/07/2021

Ciidamada badda Puntland ee PMPF oo xusay maalinta 1da Luulyo ee ay xornimada qaateen gobollada Koonfureed ee Somaliya iyo midowgii Waqooyi iyo Koonfur.

Share

01/07/2021

Basadiir iyo jaqalobir oo yaab iyo amakaag la kulmay iyo Gafane oo naagtii Jaqalobir😂😂

30/06/2021

Waraysi Jeeri,

Jeeri madaxii dilalka qorshaysan ee magaalada Galkacyo oo laga waraysanayo intii qarax iyo dil ee uu ogaa iyo qaababka loo diyaarshay.

Jeeri ayaa bixinaya xogo xasaasi ah, waraysigan ma aha mid ay qaaday Afmeer lkn waa waraysi laga qaaday 2020kii markii la soo qabtay.

Share

30/06/2021

Shiine Culay oo sheegay inuu asagu ka badiyay Jarmalka😭😭😭😭

Shiine oo ku taageera waa guul daradaada 😀😀😀😀😀😀😀

Share

Bursaalax;Wadada isku xirta Bursaalax, Beyra iyo Gaalkacyo ayaa lagu dhisayaa ``Iskaa wax u qabso`` dhismaha wadada oo l...
30/06/2021

Bursaalax;

Wadada isku xirta Bursaalax, Beyra iyo Gaalkacyo ayaa lagu dhisayaa ``Iskaa wax u qabso`` dhismaha wadada oo laga soo bilaabay Bursaalax ayaa hadda magaalada laga soo saaray 2-KM.

Shirkadda wadaniga ah ee Kebarco ayaa gacanta ku haysa wadada oo si wanaagsan loo hagaajiyay.

Dhismaha wadadaan ayaa waxaa hor boodaya Shiikhul baladka Bursaalax Sh. Muuse oo kaashanaya bulshada ku nool degmada.

30/06/2021

Sharma Boy - Shekhu Baba Wuu ku baadaa ( Hees lagu Karbaashay Dahir Alasow )

30/06/2021

Dekadda Garacad;

Dhismaha wajiga 1aad ee dekadda Garacad ayaa maraya meel gabo gabo ah.

Fadlan Faafi hormarka dalkeenna lana wadaag asxaabtaada

Share and Like
Ciid Media

TEDx Garoowe iyo ceebtii ka dhacday:Barnaamijkii TEDx Garowe ayaa soo dhamaaday, dadkii ka qayb galay ayaa qaarkood Ciid...
30/06/2021

TEDx Garoowe iyo ceebtii ka dhacday:

Barnaamijkii TEDx Garowe ayaa soo dhamaaday, dadkii ka qayb galay ayaa qaarkood Ciid Media u sheegay in ay ka shalaynayaan waqtigii ka qasaaray.

Bulshada ayaa isla dhexmaraysa in qaban qaabiyayaashii barnaamijkan TEDx aysan madasha ku casuumin dadkii mudnaa marka laga reebo dhawr shakhsi oo ay u arkeen kuwo aan laga tallaabi karin.

Sidoo kale barnaamijkan ayaan ka tagin wax saamayn ah oo laga dareemay baraha bulshada.

Address

Main Road
Beyra

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bursaalax Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bursaalax Media:

Share

Category