Siciid Cambuul

Siciid Cambuul Siciid is a Facebook advertising expert, writer and the Founder of Dayax Digital.

2025 wasn't great for digital fraud—advanced fraud attacks surged by 180% this year. Cybercriminals harnessed generative...
01/12/2025

2025 wasn't great for digital fraud—advanced fraud attacks surged by 180% this year. Cybercriminals harnessed generative AI to produce flawless fake IDs, deepfakes, and autonomous bots at industrial scale, making attacks more scalable and harder to detect. With breached personal data up 186% and AI-generated phishing kits soaring by 466%, scammers are crafting more convincing scams faster than ever.

This rise in AI-powered fraud impacts financial sectors heavily, especially crypto and lending, and fuels a new arms race between fraudsters and security defenders. Fraud has become more digitized and professionalized, with fraud-as-a-service offerings enabling criminals to automate massive fake onboardings and social engineering tactics like CEO fraud.

Businesses must prioritize AI-driven detection and advanced analytics to stay ahead, as traditional defenses struggle against these evolving threats. The cost of cybercrime is estimated to reach $10.5 trillion annually by 2025, underscoring the urgent need for proactive security strategies.

06/04/2025

Qolyeheena dollarka lacagta u yahay hadii mareekanka lacagtiisa tabar beesho maxaa inoo xal ah? Ilay wax walbe waa soo dhoofsanaa

Waxaan Munaasabada ciida ugu hambalyeynayaa bulshada muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed, kuciida Nabad iyo...
29/03/2025

Waxaan Munaasabada ciida ugu hambalyeynayaa bulshada muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed, kuciida Nabad iyo baraare.
كل عام وانتم بخي

25/03/2025

Inta warbaahintu hebel baa shir ka qayb galay iyo Madax hebel baa taleefoon laga soo wacay, war inooka dhigayaan ma dhowin

Xaramkii 15sano dhisme ku socday  sanadkaan wuu soo dhamaadey, allahayoow  ha idilin anigoon kusoo tukan.
25/03/2025

Xaramkii 15sano dhisme ku socday sanadkaan wuu soo dhamaadey, allahayoow ha idilin anigoon kusoo tukan.

Qolyihii maanta magaala madaxdoodii baa lajoogaa!, ilaahy haguuleeyo cidankeenna
24/02/2025

Qolyihii maanta magaala madaxdoodii baa lajoogaa!, ilaahy haguuleeyo cidankeenna

06/02/2025

Waxaan aad ula yaabay Qolyaha Markii lasooqaado Taageerada DFS ee puntland, lasoo booda: Annagu reer puntland hadaa nahay cidna uma baahnin!🙃 waa ku maangaabnimo weyn ninka sidaa u fekerayaa Waqtiga maanta la joogo.

Wiilka qoriga uqaatey inuu buurahaas kharfaha ah oo dhaxanta, qoraxda iyo harraadka badan u jeexo oo Naftiisa biimeeyo, ...
06/02/2025

Wiilka qoriga uqaatey inuu buurahaas kharfaha ah oo dhaxanta, qoraxda iyo harraadka badan u jeexo oo Naftiisa biimeeyo, ma waayin waxkle ee uu ka shaqeeyo oo uga fudud ugana khatar yar lkn waxaa uu intaas u sameeyey inuu adiga sharaftaada iyo badbadaada ka shaqeeyo.
HAKAA HELO KARAAMADA UU KAA MUDANYAHAY, FADLAN.

05/02/2025

Fadlan hadaadan Naftaada wadanka u huraynin oo furinta joogin, Maalkaaga iyo Dhiigaaga Bixi.
ciidanka dhiigga u shuba.

06/11/2024

Somaliadu waxay rabaan Dal walba oo cuncunleh inay ku noolaadaan, koodana cunsuriyad awgeed koob biyo ah in laga cabo ma ogola😂

05/11/2024

BOSASO;
Wadada jiirada ee isku xirta Netco & 30ka Ninkii dhisay waa in maxkamad la keeno.

05/11/2024

kani waa Robot shaqo nadaafadeed haya, waxaa cajiib ah sida sugnaanta leh ee uu shaqada u dhamaystirayo bilow ilaa dhamaad.

Address

Lanta Hawada
Boosaaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siciid Cambuul posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siciid Cambuul:

Share