Saw Online Market

Saw Online Market Macmiil kusoo dhawaw Saw Online Market.

Qaab dhibyar oga adeego hadigoo ku sugan guri gaaga iyo meel kastoo aad joogtidba waxaad ka helaysaa Guryo kiro ah , Dhul iiba, Baabuur celis ah, Alaabo cusub iyo kuwo cells ah oo tayo leh.

23/03/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH.

Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay si xiriir uga da’ayaan Roobab magaalada, isla markaana ay jirto suuragalnimada khataro la xidhiidha daadad, koronto iyo burburka dhismayaasha nugul.

Waaxda Maaraynta Masiibooyinka DHB oo kaashanaysa, Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta, waxay si adag ugu wargelinaysaa dhamaan bulshada inay muujiyaan feejignaan sare iyo u hogaansanaan ku wajahan tilmaamaha badbaadada.

Waxaa si gaar ah loo farayaa bulshada:

1.In si buuxda looga fogaado Dooxyada iyo goobaha biyuhu maraan.

2.In aan la taaban, loona dhowaan fiilooyinka korontada ee Roobabku gooyaan ee dhulka yaala, si looga hortago shilal halis ah.
(Hadii aan aragto fiilo go'an, fadlan la xidhiidh shirkada Korontada, Dawladda Hoose ama saldhiga, si degdeg loogu hagaajiyo.)

3.In laga fogaado dhismayaasha daciifka ah iyo hoy kasta oo u nugul burbur xilliyada roobabka culus.

Muwaadin,Dawladda Hoose Ee Boorama waxay kugu adkaynaysaa in badbaadada muwaadiniintu tahay mudnaanta koowaad, isla markaana ay muhiim tahay in qof kasta uu qaato doorkiisa wacyigelineed iyo masuuliyadeed.

"Bulsho ahaan, waxaa waajib inagu ah inaan iska kaashanno ka hortaga khataraha, isla markaana aan si wadajir ah u ilaalinno nafteena, qoysaskeenna iyo hantideenaba."

08/03/2026
08/01/2026
10/11/2025

Qol daba kagale ah oo suuqa udhaw .

Area: Degmada Sh.MAKAAHIIL
Xaafada:xalane

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Numberka hoos ku xusan

063-4656986 👈

Guri kiro ah .*3qol *2suuli Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Numberka hoos ku xusan 063-4656986.
09/11/2025

Guri kiro ah .

*3qol
*2suuli

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Numberka hoos ku xusan

063-4656986.

Guri kiro * 4qol * 2 suuli * gaadhi gal Price:$180Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Numberka hoos ku xusan. 063-4656986.
09/11/2025

Guri kiro

* 4qol
* 2 suuli
* gaadhi gal

Price:$180

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Numberka hoos ku xusan.

063-4656986.

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saw Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share