29/04/2026
Hordhaca Xafladd loo qabtay arday ka qalinjabisay qaybta Hingaada iyo sidoo kale Abaalmarin la gudoonsiiyay arday ku guulaystay Tartan Aqooneed ka dhex qabsoomay Mu'assada Daarul-Xikmah, oo ay ka qabsoomtay xafladaasi xarunta guud ee Mu'assasada