Hirad Digital Marketing Agency

Hirad Digital Marketing Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirad Digital Marketing Agency, Social Media Agency, Borama.

Digital marketing Agency waa wakaalad ka shaqaysa xayeysiinta iyo Suuq gaynta casirga ah ee online marketing ama Digital marketing loo yaqano waxanay samaysaa Nuuc kasta oo xayeysiin Iyo suuq gayn ah oo la xidhiidha internet ka

Professor ardaydiisa fasalka u sharraxayaa suuq-geynta (marketing), isagoo tusaalooyin qosol badan ka bixinaya nolosha d...
04/11/2025

Professor ardaydiisa fasalka u sharraxayaa suuq-geynta (marketing), isagoo tusaalooyin qosol badan ka bixinaya nolosha dhabta ah:

1. Haddii aad aragto gabar qurux badan oo xaflad joogta, markaasna aad u tagto oo ku tidhaahdo: “Anigu waxaan ahay taajir, ee aan is guursanno.” Taasi waa suuq-geyn toos ah (direct marketing).

2. Haddii aad aragto gabar qurux badan, laakiin aad saaxiibkaa u dirto oo uu ku yiraahdo: “Ninkaasi waa taajir, ee guurso,” taasi waa xayeysiin (advertising).

3. Haddii gabadhii quruxda badnayd ay adiga kuu timaaddo oo ay ku tidhaahdo: “Adigu waxaad tahay taajir, ee i guurso,” taasi waa aqoonsiga summadda ganacsiga (brand recognition).

4. Haddii aad tiraahdo: “Anigu taajir baan ahay, ee aan ku guursado,” kadibna ay dharbaaxo ku siiso taasi waa jawaab celinta macaamiisha (customer feedback). 😂

5. Haddii aad u tagto gabadha si aad ula hadasho, ka hor intaanad afka furin uu nin kale yiraahdo: “Anigu waxaan ahay taajir, ee aan is guursanno,” taasi waa tartan (competition).

6. Haddii aad guur u soo bandhigto, balse ay kugu tidhaahdo: “Waa hagaag, bal aan ku baro saygayga,” taasi waa farqiga u dhexeeya sahayda iyo baahida (supply and demand gap).

7. Haddii aad u socoto gabadha, ka hor intaanad eray odhan ay xaaskaagu soo muuqato taasi waa xannibaadaha kaa hortagaya inaad gasho suuqyo cusub (market entry barriers). 😂

Ma jiraa qof aan ilaa xadda aan fahmin Suuqgeynta ama Marketing.. 🤣🤛

Digital marketing Agency

22/03/2024
Shirkada Hirad Digital Marketing Agency  waxay ugu Hambalynayasaa dhamaan Umda Islamka Bilashada Bisha   Awgeed, Ilahy K...
10/03/2024

Shirkada Hirad Digital Marketing Agency waxay ugu Hambalynayasaa dhamaan Umda Islamka Bilashada Bisha Awgeed, Ilahy Khayrkeeda ha Ina siiyo ________

24/04/2022

Ramadan karem
Cawa waa 24
Ilahy khayrkeeda ha ina siiyo

16/11/2021

Digital marketing is a fundamental part of every Business

11/11/2021

isticmaalka Baraha Bulshada ee loo yaqaano ( Social media ) waa meesha ugu badan ee ay dadku isticmaalan wakhti xaadirkan sidaa darteed waxa muhiim noqotay in looga Faa'iidaysto Ganacsii ahana si loo helo macaamiishaa faraha Badan ee adeegsada Baraha Bulshada . si aad uga Ibiiso Adeegayda iyo Badeecadha aad hayso ( services and products )
hadaba sid aad uga faa'iidaysato oo aad u hesho Malayiin macaamil ah

la so Team ka Digital Marketing Agency

whatsapp Number : https://wa.link/j98zsw

22/10/2021


Is The future of any business

Ma ogtahay in dunida la daalacay oo la  degay  Duni Digital ah--------------
08/10/2021

Ma ogtahay in dunida la daalacay oo la degay Duni Digital ah
--------------

Hirad Digital Marketing Agency
24/09/2021

Hirad Digital Marketing Agency

04/09/2021

Ma u Bahantahay xayeysiin iyo suuqgayn inan kugu samayno Ganacsigaga

02/09/2021

Arooryo Suuban
Wixi FahFaahin ah Nagala so xidhiidh WhatsApp kan hoose riix

https://wa.link/583wh1

Address

Borama

Telephone

+252659258043

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirad Digital Marketing Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share