08/11/2025
๐ด๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ u naqshadeynay ๐๐ข๐ซ๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง annagoo u sameenay astaan casri ah, oo soo jiidasho leh, kana turjumeysa adeeggooda ganacsi
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa maamulka ganacsiga ๐๐ข๐ซ๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง oo inoo dooratay inaanu u nashqadeyno sumada gacansigooda.
Sumaddu waa wejiga ugu horreeya ee shirkaddu bulshada u muujiso โ waa matalaadda qiimahaaga, adeeggaaga, iyo hannaankaaga. Waxay kor u qaaddaa brand-kaaga waxayna soo jiidataa kalsoonida macaamiisha.
๐๐ซ๐ฎ๐๐๐๐๐ค ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ waxay marwalba u heellan tahay inay bixiso adeegyo hal-abuur leh oo dhanka ๐๐ซ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ , ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง, iyo ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ฒ si gaar ah loogu tala galay ganacsiyada doonaya in ay ka soo dhexmuuqdaan ganacsiyada lamidka ah.
๐ฒ Nala soo xiriir si aan fikirkaaga ugu beddelno muuqaal kuu gaar ah:
๐ +252 907715359