Buteeye Graphic Designs

Buteeye Graphic Designs Kusoo dhowoow Macaamil Wanagsan Iyo Adeeg Dhamaystiran. Waxaan kuula diyaar ahay Horumarinta Himiloo https://wa.me/message/S7WLIO237PARA1

Sannad guuro Wacan dhammaan umadda muslimka meel walba oo  ay dunida ka jooga.Hel adeeg design oo dhamestiran.
30/07/2022

Sannad guuro Wacan dhammaan umadda muslimka meel walba oo ay dunida ka jooga.

Hel adeeg design oo dhamestiran.

22/07/2022

"Shalay oo taariikhdu ahayd 28-kii May, waxaa si rasmi u bilawday imtixaanka centrelized-ka ee fasalada 8aad, Maamulka iyo dhammaan hawl-wadeenada iskuulka Sacaada waxay guul u rajeynayaan dhammaan ardayda u fariisanaysa imtixaanka, gaar ahaaan kuwa iskuulka Sacaada"

22/07/2022

Maamulka, Macalimiinta iyo Dhammaan hawl-wadeenada School-ka Sacaada waxay u hambalyo u dirayaan dhammaan ardayda kasoo gudubtay heerka dhexe ee dugsiyada una gudbay heerka sare ee dugsiyada, waxa si khaas ah ugu hambalyeynayaan saddexda arday ee kaalmaha sare ka galay dugsiga iyo imtixaanka shahaadiga ah ee dawlada. Guulaysta.

22/07/2022

Maamulka & macalimiinta waxa sidoo kale u hambalyeynayaan ardayada ugu sareysay imtixaanka shahaadiga ah ee dawlada gaar ahaan fasalka 8aad maadada taas oo keentay dhibcaha ugu sareeya ee maadada oo ah 100%, taas oo ay yar tahay inuu qof heerkaaa oo kale gaadho, Guul waarta ayay u rajeynayaan dhammaan ardayda.

22/07/2022

10-ka ugu sareysa imtixaanka Centralized-ka ee School-ka Sacaada.

1. Saynab Maxamed Yuusuf
2. Nasteexo Maxamuud Saalax
3. C/qaadir Maxamed Maxamuud
4. Nawaal Muuse Cusmaan
5. Asma Yaasiin Muuse
6. C/rahmaan Ibraahim C/raxmaan
7. Aamino Yuusuf Axmed
8. C/shakuur Ismaaciil Maxamed
9. Sumayo C/risaaq Maxamed
10. Farax Suleymaan Ducaale

All Above 80%
Mansha Allaah,

Eid-Adha-Mubarak 2022
08/07/2022

Eid-Adha-Mubarak 2022

Hambalyo
01/02/2022

Hambalyo

Himilo Consulting Ltd.
29/12/2021

Himilo Consulting Ltd.

20/12/2021

Address

Bosaso

Telephone

+252907748762

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buteeye Graphic Designs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Buteeye Graphic Designs:

Share