Xog_ogaal Online Market

Xog_ogaal Online Market internet marketing service

11/11/2022

Xog-ogaal online market. Waxay dib ubilowday hawlaheedii ay bulshaweynta reer boosaso uhaysay.

Soodhowaada macaamiisha sharafta leh.🙏

09/09/2022

Gurigaan waala kiraystay.

Mahadsanidiin macaamiisheena 🙏

09/09/2022

Boosaso.

Macmiiil hadii aad ubaahantahy mobile M02s celis ah waxaa kuu haysa. Suuqweynaha xog_ogaal .

Qiimaha waaa $65

Kala xiriiir whatsapka ama call /907689456

Mahadsanidiiin.

06/09/2022

Boosaso.
Qol irid banaan ah oo kiro ah.
Waxaa loorabaaa qof ama labo qof oo iskaabulo ah.
Xaafada: alraxma
Qiimaha 30

Wixiii faah faahin dheeri ah kala xiriiir numberada hoose.

0907689456/0905455723

Mahadsanidiiin.

06/09/2022

Macmiiil hadiii aad hayso guryo kiro ah ama alaabo celis ah lasoo xiriiiir online market si laguugu suuq geeyo, hadiii aad tahay kiro raadis ama alaabo kale kuxirnow page,keena.

Mahadsanidiiin macaamiisheena sharafta leh.

Welcome again 🙏

Apdate:Boosaso.Qol kiro ah Aaaga: xaafada jiiragaroob dhabarka danbe eee masjid muniir.Fg: waxaa loorabaa reer family ah...
06/09/2022

Apdate:
Boosaso.
Qol kiro ah
Aaaga: xaafada jiiragaroob dhabarka danbe eee masjid muniir.

Fg: waxaa loorabaa reer family ah aan badnayn.
Qiimaha :30

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir numberada.
0907689456/0905455723

06/09/2022

بسم الله الرحمن الرحيم

Assalamu alliakum dhamaan bulsho weynta soomaliyeed gaar ahaan bulshada kudhaqan magaala ganacsiga .

Salaan kadib waxaan idiin ogaynsiiinaynaa in suuqweynaha online market kuuu fududeyndoono baahiyagaaga gaarka ah sifududna aad ugala soconkartid/ogaan kartid.

1)guryaha kirada ah eee kabanaan daafaha magaalada Boosaso

2) alaabaha celiska ah ee iibka lagu rabo

3) isku xirka xirfadlayda iyo looshaqeeyaha. iYo adeegyo kaloo dheeraad ah.

Soodhowaada macaamiisheena sharafta leh 🙏👍

Address

Bosaso, Puntland
Bosaso

Telephone

+252907689456

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog_ogaal Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog_ogaal Online Market:

Share