14/07/2022
WANTED.Xasan isaaq maxamed,maxamed Cali Maxamed (Istakin),Liban Ciise Cali (Madaxkariye) waxay kamid ahayeen Alshabaabkii Galkacyo Dadka ku layn jirey.
Qofkii soo sheega dhagar qabayashaas waxaa loo balan qaadayaa abaal marin dhan Midkiiba $2.000 oo dollar sido kale waxa lo balan qaadayaa inaysan cidkale ogaaneyn Ruuxa soo sheega
Hadaba Laxariir saldhiga kuugu dhow ama cida aad ku kalsontahay
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug Wac lambarkan +252905500000