Risaala Stationary and Printing Center

Risaala Stationary and Printing Center Bogga Rasmiga Ah Ee Risaala Stationary and Printing Center. Order or Call on WhatsApp: +252 906 796 667

Kadalbo ama kala xiriir WhatsApp: +252 906 796 667

Official page of Risaala Stationary and Printing Center.

02/06/2026

Marqaati Kaca Macmiilka

Waxaan ku faraxsanahay inaan mar walba macaamiisheena u qabanno adeeg tayo sare leh oo qurux badan.
Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan, waxaan mar walba diyaar u nahay adeeg hufan, daabacaad tayo leh, iyo naqshado soo jiidasho leh.

๐Ÿ“Œ Adeeg tayo leh
๐Ÿ“Œ Daabacaad casri ah

Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir numberrada hoose
Risaala Jet Bosaso Contact:907255566/907321098/907571422
Risaala Stationery Bosaso Contact: 906796667/907294645
Risaala Stationery Garowe 904591111/906404862/907789527
Risaala Jet Garowe :904571111/ 907321097/904561111
Risaala Gaalkacayo 905680000/907737693

Ciid Wanaagsan โœจ๐ŸŒ™Risaala Group of Companies waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheeda iyo bahda ay wada shaqe...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan โœจ๐ŸŒ™

Risaala Group of Companies waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheeda iyo bahda ay wada shaqeeyaan u rajaynaysaa Ciid barakeysan oo farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo ciidan ciiddeeda bashbash, nabad iyo kheyr. ๐Ÿค๐Ÿ
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

Adeeg tayo leh, naqshad casri ah, iyo daabacaad nadiif ah โ€” dhammaan hal meel ayaad ka helaysaa!Waxaan kuu haynaa:- Boor...
17/05/2026

Adeeg tayo leh, naqshad casri ah, iyo daabacaad nadiif ah โ€” dhammaan hal meel ayaad ka helaysaa!

Waxaan kuu haynaa:
- Boorar cabbir walba leh
- Sameynta buugaagta
- Buufinta dharka

Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir numberrada hoose
Risaala Jet Bosaso Contact:907255566/907321098/907571422
Risaala Stationery Bosaso Contact: 906796667/907294645
Risaala Stationery Garowe 904591111/906404862/907789527
Risaala Jet Garowe :904571111/ 907321097/904561111
Risaala Gaalkacayo 905680000/907737693

Waxaan kuu haynaa daabacaad tayo sare leh oo nadiif ah โ€” Cash Sales, Invoice, Receipt iyo dhammaan sameynta noocyada kal...
10/05/2026

Waxaan kuu haynaa daabacaad tayo sare leh oo nadiif ah โ€” Cash Sales, Invoice, Receipt iyo dhammaan sameynta noocyada kala duwan ee buugta ganacsiga

โœ”๏ธ Design casri ah
โœ”๏ธ Daabacaad tayo leh
โœ”๏ธ Qiimo macquul ah
โœ”๏ธ Adeeg degdeg ah

โ€œHalkaan buu ka bilawdaa habsami u socodka ganacsigaaguโ€
Hadda dalbo oo hel hadda

22/04/2026

MAHADCELIN GAAR AH

Bosaso Book Fair waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa Madbacada daabacada Risaala Stationary and Printing Center , oo door maalgelineed oo weyn ka qaadatay hirgelinta iyo qabsoomidda Bandhigga Buugaagta Boosaaso 2026

Mahadsanidiin!

15/04/2026
Risaala stationary waxa ay kuu keentay boorsooyin qurux badan oo ilaalinaya laptop-kaaga.Ku habboon ardayda iyo shaqaala...
15/04/2026

Risaala stationary waxa ay kuu keentay boorsooyin qurux badan oo ilaalinaya laptop-kaaga.Ku habboon ardayda iyo shaqaalaha

Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir numberrada hoose
Risaala Jet Bosaso Contact:907255566/907321098/907571422
Risaala Stationery Bosaso Contact: 906796667/907294645
Risaala Stationery Garowe 904591111/906404862/907789527
Risaala Jet Garowe :904571111/ 907321097/904561111
Risaala Gaalkacayo 905680000/907737693

Ha ka walwalin biyo wasakh ah!Adigoo isticmaalaya LifeStraw waxaad si toos ah u cabbi kartaa biyo la sifeyay oo nadiif a...
12/04/2026

Ha ka walwalin biyo wasakh ah!
Adigoo isticmaalaya LifeStraw waxaad si toos ah u cabbi kartaa biyo la sifeyay oo nadiif ah. Waa qalab yar oo sahlan in la qaato, laakiin awood weyn leh.
Ku habboon safarada, iyo meelaha biyaha nadiifka ah ay ku yar yihiin.

๐๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ๐ข ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š, ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š!

๐๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ๐ข ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š, ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š!Ma ogtahay in biyo aan nadiif ahayn ay sababi karaan xanuuno badan?Xalku waa Li...
04/04/2026

๐๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ๐ข ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š, ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š!

Ma ogtahay in biyo aan nadiif ahayn ay sababi karaan xanuuno badan?
Xalku waa LifeStraw โ€“ qalab yar laakiin awood weyn leh!

Maanta bilow inaad cabto biyo nadiif ah
Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir numberrada hoose
Risaala Jet Bosaso Contact:907255566/907321098/907571422
Risaala Stationery Bosaso Contact: 906796667/907294645
Risaala Stationery Garowe 904591111/906404862/907789527
Risaala Jet Garowe :904571111/ 907321097/904561111
Risaala Gaalkacayo 905680000/907737693

Ciid Wanaagsan!Eid MubaarakWaxaan hambalyada munaasabadda Ciidul Fidriga u diraynaa dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, g...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan!

Eid Mubaarak

Waxaan hambalyada munaasabadda Ciidul Fidriga u diraynaa dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajaynaynaa sannad barwaaqo, bash-bash iyo nabadgelyo leh. Farxad ku ciida dhamaantiin.

Address

Bosaso
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Risaala Stationary and Printing Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Risaala Stationary and Printing Center:

Share