Booco Media

Booco Media Booco TV

29/05/2026

Qeyb kamid ah dhalinyada gesiguule ka soo jestey qodobadii ka soo baxey shirkii geesiguule ,,,

16/07/2025

GABDHA

Agasimaha guud madaxtoyada putland mudane maxamed jamac Kala xil waregey agasimaha h**e madaxtoyadda putland .Waxa madas...
21/03/2024

Agasimaha guud madaxtoyada putland mudane maxamed jamac

Kala xil waregey agasimaha h**e madaxtoyadda putland .

Waxa madashaas xil warejinta jogey madaxweynaha ku xigeenka putland

18/01/2024

War geesiguule dhulkeeni raasicasey calanka maka wadda tagnaa 🥰

  xiso badan u dhaxeysaa gobalkaRaas caseyr.      Vs.      MudugYaad tagereysaaa Comment nagu soo qor.  Like Shere wa dh...
01/09/2023

xiso badan u dhaxeysaa gobalka

Raas caseyr. Vs. Mudug

Yaad tagereysaaa Comment nagu soo qor. Like Shere wa dhankaga

Cadaawe Mohamed Said

25/08/2023

ABDULAHI MOHAMUD TAMAAM
dareenkedda ku cabeertey buraanbuur ,
Argagixisadda snm gobalka sool magaladda laascano soo werartey kadib jabkii ku dhacey saka lagana safeyey gobaladda ssc

Shere garey like comment muhiim

Waxaan daawaday muuqaal live oo gabadhaan lagu magacaabo fahiimo quuje oo reer laasacaanood ah ay uga hadleysay arinka l...
24/08/2023

Waxaan daawaday muuqaal live oo gabadhaan lagu magacaabo fahiimo quuje oo reer laasacaanood ah ay uga hadleysay arinka laasacaanood waliba iyadoo ilmeyneesa.

Wax ay sheegtay in hartigi u soo gurmaday wax aysan u soo siyaadinin oo laasacaanood tumasho iyo marqaan ay u tageen, sido kale waxa ay sheegtay dadki reer laasacaanood ee garoowe iyo boosaaso u qaxay kirada lagu qaaliyeeyay hadey bisha dhamaatana aan loo naxariis oo lacagta hadey bixin waayaan irida guriga loo soo istaago.

Waxa kale ay sheegtay dhulbahante marki afartan ka dhimato hartiga Kale sedex ka dhimato.

Waxeyna dadkeeda kula dardaarantay iney iyaga isku tashtaan.

16/08/2023

Siciid Abdi Oo Ah Aqoon yahanka Magalada Ayaa Cabasho Xogan & Walaac Kamujiyey Xalada Cafimad Ee Magaladda gesaley

Gesaley oo melaha ugu faca Wayne putland iney manta sidaas tahey waa wax munasib ku eheen

09/07/2023

Harti power kaleh h7 guul guul

Tartanka kubada cagtaa ee gobalka gardafuu Galabta goronka weyne culala lagu ciyareyoCalula. VS gesaley Galabtaa yaa tag...
07/07/2023

Tartanka kubada cagtaa ee gobalka gardafuu
Galabta goronka weyne culala lagu ciyareyo
Calula. VS gesaley
Galabtaa yaa tageereysaa
Comment nogu soo qor

Address

Gesaley
Bosaso
GESALEY

Telephone

+252906683384

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Booco Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Booco Media:

Share