29/05/2024
Waa maxay khilaaf ?
Khilaafku waa kala duwanaanshaha dabeecadaha, dhaqamada, dareemaha, hadafyada, fikradaha laba qof ama in ka badan oo dan wadaag ah , sida in ay ka dhaxayso wada shaqayn hawlo ganacsi, nolol wadaagid.
Khilaafku waxuu ka mid yahay nolosha adamaha.
Khilaafka joogtada ah ma fiicna lakiin khilaafka wax lagu hormarinayo ee wax laga baranayo
Wa midka nolosha dhadhanka u yeelaya
Culimadu waxay yidhaahdaan (khilaafku haduu joogto noqdo waa cadaab
haday iswaafaqidu joogto noqotona waa munaafaqnimo)