Asal jet

Asal jet ASAL JET – Daabacaaddaadu waa Sharafteena!

Maamulka iyo shaqaalaha Asal Jet Printing waxay macaamiisha sharafta leh ugu hambalyaynayaan dhalashada bisha barakaysan...
17/02/2026

Maamulka iyo shaqaalaha Asal Jet Printing waxay macaamiisha sharafta leh ugu hambalyaynayaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Alle ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana ka dhigo bil kheyr, nabad iyo barako leh.
Ramadaan Kariim.

Hada Dalbo Oo Hada Hel
📞WhatsApp: 906 795 591
📧 Email: [email protected]

27/01/2026

Shirkadda Daabacaadda Asal Jet, oo gacan weyn ka geysatay qurxinta munaasabadda Maalinta Furdada Caalamiga ah, ayaa la guddoonsiiyey shahaado sharaf.

Shahaadadaas waxaa shirkadda ku matalay oo guddoomay Amiin Abdi Mohamud , oo ka mid ah bahda shaqaalaha shirkadda.

Hada Dalbo Oo Hada Hel
📞WhatsApp: 906 795 591
📧 Email: [email protected]

Address

Bosasso

Telephone

+252906795591

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal jet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asal jet:

Shortcuts

Share