29/08/2026
Magaalada Salalah ee dalka cumaan 🇴🇲 Waxaa Xaflad Soo Dhoweyn ah Loogu Qabtey Taliyaha isku Xirka Bulshada iyo Booliska Gobolka Bari Captan Aamino Salaad Ciise
Xafladda Waxaa ka Soo qaybgalay Guddoomiyaha Jaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Cumaan, Barkhad Sheekeeye Suldaan Cabdullaahi Jeenicad, Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee Ku nool Salala