Lughaya News

Lughaya News "Lughaya News – Codka Bulshada iyo Wararka Xeebta."

16/09/2026

BM caleen-joog oo farin kasoo direy caadimadoodi alixaydh.

11/09/2026

Qeyb kamida ardul bahabermuse

Lughaya News

10/09/2026

gardarooy maxaad ruux gob haa ciil ku kala goysay
gunimooy maxaad duul is gabay darajo guud saartay
dabjacayl

08/09/2026

ciise weli dagaalki fuleynimada aha k**a tanasulin kuma wano qaadan xasuuqi mar dhaweyd ka dhacey osoli

waxan u sheegaya tolkey maxamed case ciise jiho kasta halaga weeraro

dagaalkana buurta halaga saaro oo xeeb haloo badelo halkas ayey ciyaartu ku macaananeysa.

ilko qoranta abaalkeda hala mariyo.

02/09/2026

15 jiradi ciise yare wax dhintay wax ay qabtaan ka dhigay

Ciise ciil uma dibjiro. Hadalba uma banaana cawrada

Yaapka weliba 3 nin maxabista ahaa ee an u celinay intan madax furasho ka qaadney nabad ay ku dhawaqeen weliba kaga siiyney dib dambe niiguso noqon maayo.

Kulahaa weliba cabsibey usoo daayen 🤣🤣 aar aqli yaraa oo fuleysana imisa cishan ka heystay hadey soo doonanayaan

Bal hada hadad rag tihin dib isku keen siiya 🤣 wlhi sagaaradaad ka dheeraynaysan cawaayahay sida loo hadlo uun baratay

Dadkan been badana intay wax ku dilaan xataa hadeynu intus oo itaabsi umada tusneyna ma dafireysan.

Lughaya News

02/09/2026

Welcom back nagiib abdilahi hanfi

Lughaya News

31/08/2026

Ciise naqane nabada xoogbad ugu dhawaqdhay ano ku xasuuqey weliba 😂 maxabistana madaxfurasha ka dhiibtay miskin

31/08/2026

Ciise yare hadal uma banaana

Intaan ku dhalfeeyeyba nabadna iigu dhawaqdey miskiiyohow😁

Go,aan Beeleed (Beesha Bahabar Muuse iyo tolkood Habar Muse ilaa la tashi lala sameeyay Gadabuursi) oo ku yimid la tashi...
31/08/2026

Go,aan Beeleed (Beesha Bahabar Muuse iyo tolkood Habar Muse ilaa la tashi lala sameeyay Gadabuursi) oo ku yimid la tashi iyo gorfayn dheer waxaa lasii daayay Maxaabiistii Beesha Ciise, waxa ayna wareejiyeen iyadoona Dawladda na la socon.

Dagaalada ka socda xeebaha Awdal waa kuwo meelo kala laga keenay (proxy war) oo ma aha ku salka ku haya khilaaf gudaha ah inta yer ee Beesha Ciise dagan ay qabaan, waxaana tusaale kuu ah odayada dhaqanka ee sida Islaamnimada iyo ibnu aadamtimada leh intay beesha Habar Muuse ay garato in cadaab iyo cadaawad un si hurin doonto, maxaabiis la dilaana aysan ahayn dhaqan Muslim iyo mid Somaali.

Habarmuse, Alle ka sakow waxay tidhi waxna waa dili aqaan waxna waa dayn aqaan, waxayna muujinaysa xarago dagaalan iyo in aan cidna lagula tartamin gunimo.

31/08/2026

Gobonimo tolku sameeyey waku raacsanahay wana talaabo muhiim ah.

Address

Buramo Boorama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lughaya News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share