Qaamuus Media

Qaamuus Media “We are not perfect but Professional”

Cilmigii nacas buu noqdoo
Caamahaa warka laga guraa
Casrigan beentaa shaqayn
Carrabka runta sheegayana
Codkiisu tixgelin ma helo
"""""""""""""""""""""""""""""
Caqliga ka u liita ee
Codkiisuna weynyahaa
Culeys lagu soo xushaa
Kursiga doqonkaa cammira
Abwaan Qiiq (Gefdiid).

Xafladda shaacinta iyo Caleemo saarka  Suldaanka guud ee Beelaha Makaahiil ahna suldaanka Reer Nuur Suldaan Maxamed Suld...
04/08/2026

Xafladda shaacinta iyo Caleemo saarka Suldaanka guud ee Beelaha Makaahiil ahna suldaanka Reer Nuur

Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil.

02/08/2026


Caasimadda Badda Cas🌊
Miyaad ku dhalatay mise waad soo degtey?

Xafledda xadhig ka jarka Xarunta Hooyada iyo dhallaanka (Cige Cadde MCH) oo ay Hay’dda Amoud Foundation  ka hirgelisey D...
14/07/2026

Xafledda xadhig ka jarka Xarunta Hooyada iyo dhallaanka (Cige Cadde MCH) oo ay Hay’dda Amoud Foundation ka hirgelisey Deegaanka Cige-Cadde oo ka tirsan Degmada Borama.

Amoud University auditoriumFunded by Amoud Foundation
26/06/2026

Amoud University auditorium
Funded by Amoud Foundation

20/06/2026

Jaamacadda Camuud waxay ku taallaa deegaan ku habboon waxbarashada.
A vehicle for peace and development since 1952

Goormaad ka baxday ama ka baxaysaa?

18/06/2026

mid ka mida beerha bustaanada ah ee Degmada Baki

Ciid Wanaagsan Caasimadda Shacabka iskood u nool🙋‍♂️Borama janno❤️Rabbi ciiidan ciideeda ha inagu gaadhsiiyo caafimaadqa...
27/05/2026

Ciid Wanaagsan Caasimadda Shacabka iskood u nool🙋‍♂️
Borama janno❤️

Rabbi ciiidan ciideeda ha inagu gaadhsiiyo caafimaadqab, camal suuban, Nabad qab iyo sidan si dhaanta

16/04/2026

Munaasabadda dhagax dhigga iyo bilaabidda Cisbitaalka Guud ee magaalada Boon oo ay hirgelinayso Hay’adda Amoud Foundation.

Munaasabadda oo ka qabsoontay goobta loo asteeyey in laga dhiso Cusbitaalka ayaa waxa goob joog ahaa wefti balaadhan oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Xuseen Bashiir iyo sidoo kale, Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Teknolajiyadda, Dr Abdisalan Hussein, iyo dhammaanba bulshada qaybeheeda kala duwan

Cudbitaalku waxa uu ka koobnaaan doonaa 3 dhisme oo waaweyn oo kala ah:

Block 1
1. Operations Theater
2. ICU (Intensive Care Unit)
3. Emergency Unit
4. Laboratory
5. Pharmacy
6. Doctors Offices

Block 2
1. Wards
2. Nursing Station
3. Toilets

Block 3
1. Maternity Department
2. ⁠Neonatal
3. ⁠Delivery
4. ⁠Recovery Ward

Dhamaanba Dhismaha iyo qalabaynta waxaa si buuxda u fulineysa hay’adda Amoud Foundation.

BOON: "Munaasabadda dhagax dhigga iyo bilaabidda Cisbitaalka Guud ee magaalada Boon oo ay hirgelinayso Hay’adda Amoud Fo...
16/04/2026

BOON: "Munaasabadda dhagax dhigga iyo bilaabidda Cisbitaalka Guud ee magaalada Boon oo ay hirgelinayso Hay’adda Amoud Foundation.

Munaasabadda oo ka qabsoontay goobta loo asteeyey in laga dhiso Cusbitaalka ayaa waxa goob joog ahaa wefti balaadhan oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Xuseen Bashiir iyo sidoo kale, Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Teknolajiyadda, Dr Abdisalan Hussein, iyo dhammaanba bulshada qaybeheeda kala duwan.

Cudbitaalku waxa uu ka koobnaaan doonaa 3 dhisme oo waaweyn oo kala ah:
Block 1
1. Operations Theater
2. ICU (Intensive Care Unit)
3. Emergency Unit
4. Laboratory
5. Pharmacy
6. Doctors Offices

Block 2
1. Wards
2. Nursing Station
3. Toilets

Block 3
1.⁠ ⁠Maternity Department
2.⁠ ⁠⁠Neonatal
3.⁠ ⁠⁠Delivery
4.⁠ ⁠⁠Recovery Ward

Dhamaanba Dhismaha iyo qalabaynta waxaa si buuxda u fulineysa hay’adda Amoud Foundation."

Address

Buramo Boorama

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 05:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

+252634554503

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaamuus Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaamuus Media:

Shortcuts

Share