Apdizhakur zaad moh

Apdizhakur zaad moh I like to services or products all peoples in the world

07/06/2026

Itoobiya: "Guriga idinkoo jooga ayaad Basaboorka Qaadan doontan.."

Maarreyaha laanta socdaalka ee Itoobiya ayaa sheegtay in dibu-habayn dhinaca Teknolajiyada ah waddaan. Waxayna xustay in dibu-habayntas lagu sixi doono cabashoyinka ka yimaada shacabka oo qaab horleh loo qaabili doono. Siddoo kale, waxaa meesha laga saaray dilaalin badan, iyadoo hada la sameeyay hannaan qofka goob jooga uusan diwaan galin karin toban qof ka badan.
Shaqaalaha ayaa iyaguna lagu hawlgaliyay qaab- casri ah oo ogaan karaya qaladaadka ka dhaca iyo shaqooyinka ay qabtaan.

Dibu-habaynta ay waddaan ayay sheegtay in ay keeni doonto in qof walba isagoo Guriga jooga oo aan kharash ka bixin Basaboorka qaato- qaab dhijitaal ah.

Address

Abdishakursacad074@gmail. Com
Burco

Telephone

+252659318490

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdizhakur zaad moh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share