Cabdicaliim siciid bulale

Cabdicaliim siciid bulale isku wadka umada iyo isujiidida reerka

Hambalyo hambalyo wllkay Axmed Siciid Bulale Iyo marwo fihiima cabdi faarax  oo maanta meherkoodu kadhacay magaalada bur...
30/08/2026

Hambalyo hambalyo wllkay Axmed Siciid Bulale
Iyo marwo fihiima cabdi faarax oo maanta meherkoodu kadhacay magaalada burco alle ha isukiin barakeeyo aamiin

23/08/2026

Allahayow naga qabooji dadkaa walalahaa dagaalkoda ee galbeedka SOMALILAND

24/07/2026
Ciid mubaarik dhamaan muslimiinta kunool dunida
27/05/2026

Ciid mubaarik dhamaan muslimiinta kunool dunida

12/05/2026

Waxaynu odhankarnaa waa dhoola tus hordhaca waxay muujiyeen reer burco galabta

07/05/2026
07/05/2026

Agaasimaha guud iyo agaasime yaal kale oo uu kamid yahay agaasimaha waaxda caruurta iyo talalka wasaarada horumarinta caafimadka jsl iyo Madaxda wasaarada horumarinta caafimadka gobolka Togdheer oo shir kusaabsan xaalada caafimad ee gobolka kashiray waxbadana kawada hadlay

Address

Oktober
Burco

Telephone

+252659329003

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdicaliim siciid bulale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdicaliim siciid bulale:

Shortcuts

Share