Guji digital agency

Guji digital agency we are digital agency focused on helping organisations and individual reach their audiences online.

ℹMa ogtahay, loogooyinka (sumadaha / calaamadaha) shirkadaha 5 ayey u kala baxaan:✅ WordMark waa magacii shirkadda oo la...
06/06/2022

ℹMa ogtahay, loogooyinka (sumadaha / calaamadaha) shirkadaha 5 ayey u kala baxaan:

✅ WordMark waa magacii shirkadda oo la qurxiyey

✅ LetterForms waa Eri keliya oo laga soo qaatay magaca shirkadda. Tusaale 'McDonalds'

✅ Combo (combination) Waxa laysku darayaa magaca shirkadda iyo summad markaa loo hal abuuray

✅ Symbol/Pictorial Waa sawir ama summad cabiraysa shirkadda ama ganacsiga

✅ Emblems waa summadaha nooca ugu qadiimsan oo la casriyeey. waxay badanaa tilmaamaan dhaqamadii h**e sida u boqortyooyinkii h**e iwm.


🙋‍♂️hadaanad ogeyn ama dareemin:ℹ️ Whatsapp dib u habayn ayey soo kordhiyeen:✅ waxa la kordhiyey xadigii faylasha laysku...
29/05/2022

🙋‍♂️hadaanad ogeyn ama dareemin:

ℹ️ Whatsapp dib u habayn ayey soo kordhiyeen:

✅ waxa la kordhiyey xadigii faylasha laysku diri jirey, hadda wa 2GB halkii mar

✅ Guruubyada: fariimaha aan la ogolayn maamulayaasha ayaa masixi kara

✅ 32 ayaa hal mar ku sheekaysan kara

✅ fariimaha ilaa 6 fal celin (reaction) ayad ku samayn kartaa

iyo waxyaabo kale oo badan


🏆 Tobanka bog ee ugu sareeya baraha bulshada 2022.📝waxad ka helaysaa falanqayn:👥Baaxadda bulsho weynta caalamka ku xidha...
24/05/2022

🏆 Tobanka bog ee ugu sareeya baraha bulshada 2022.

📝waxad ka helaysaa falanqayn:

👥Baaxadda bulsho weynta caalamka ku xidhan
👨‍👩‍👧‍👦Qaybaha kala duwan ee bulshada iyo baraha ay badanaa adeegsadaan
🤑fursadaha suuq geynta ee laga faa'ideysan karo iyo xogo kale.

🔗https://bit.ly/3wIndMF


Social media is everywhere, but not all platforms work for every business. Find out which of these top 10 social media platforms will work best for your audience.

🧑‍💻Haddii ad leedahay bog ganacsi (business page) waa laga maarmaan in ad si joogta u adeegsatid, si ad u hesho bulsho k...
23/05/2022

🧑‍💻Haddii ad leedahay bog ganacsi (business page) waa laga maarmaan in ad si joogta u adeegsatid, si ad u hesho bulsho kuguu xidhan iyo koboc dhaqaale.

🧑‍💼Daraasooyin la sameeyey ayaa tilmaamaya inta goor ee ugu haboon loo adeegsado baraha bulshada suuq geynta ganacsigaaga ama ururkaaga

👇faahfaahin dheeraad ah

🔗 https://bit.ly/3PMyPXI


🚨 miyaad la daala dhacaysa ama culays kaa haya maamulka bogga baraha bulshada ee ganacsigaaga ama ururkaaga?💡HA WER WERI...
16/05/2022

🚨 miyaad la daala dhacaysa ama culays kaa haya maamulka bogga baraha bulshada ee ganacsigaaga ama ururkaaga?

💡HA WER WERIN

waxan kuu haynaa hal abuur iyo adeeg hufan:

✅ 15 Farshaxan heer sare bishii

✅ 2 bog oo baraha bulshada ah

✅ 3 luuqadood (kii ad u baahantahay

✅ Xayeysiinta Facebook iyo Instagram ads

✅ Hal abuur muxtawe/farshaxan/xog la jaan qaada ganacsigaaga ama ururkaaga

✅ 15 Professional graphics Monthly
✅ 2 social media accounts
✅ on-brand graphics
✅ multi lingual available
✅ targeted Facebook ads
✅ creative & relevant to sector/industry

Whatsapp: +252659673663
Facebook: /halkanguji


"muxtawaha/xogtu waa dabka, baraha bulshaduna waa shidaalkii"🧐farta waawayn marka lagu qoro: 🧑‍💼marka suuqgayn laga hadl...
14/05/2022

"muxtawaha/xogtu waa dabka, baraha bulshaduna waa shidaalkii"

🧐farta waawayn marka lagu qoro:

🧑‍💼marka suuqgayn laga hadlayo, waxa baraha bulshada la soo dhig waa in micno u yeeasha nooca ganacsiga iyo bulshada ku xidhan, si ay xogtaa ula fal gasho bulshada ku xidhan bogga, oo si fudud ugu faafto oo dad badan u gaadho.


🔍 Google oo keliya in ka badan 4,000,000,000 ( afar bilyan ama afar kun oo milyan ) oo jeer ayaa maalintii bulsho weynta...
12/05/2022

🔍 Google oo keliya in ka badan 4,000,000,000 ( afar bilyan ama afar kun oo milyan ) oo jeer ayaa maalintii bulsho weynta caalmku xog ama adeeg ka dhex baadhaan.

Waxaa ku xiga:

2️⃣ Microsoft Bing
3️⃣ Baidu Inc.


📝 Waa maxay talaabooyinka ee loo baahanyahay in qadid inta aanad ku dhaqaaqin halabuurka muxtawaha (content creation)👇fa...
08/05/2022

📝 Waa maxay talaabooyinka ee loo baahanyahay in qadid inta aanad ku dhaqaaqin halabuurka muxtawaha (content creation)

👇fariimaah ku reeb aragtidaada

🔗 qodob walba oo faahfaahsan: https://blog.hubspot.com/marketing/content-creation


📈Sida ugu haboon ee loo kobciyo bogga ad ku leedahay baraha bulshada👇🏾Tilmaamahan raac                                ...
05/05/2022

📈Sida ugu haboon ee loo kobciyo bogga ad ku leedahay baraha bulshada

👇🏾Tilmaamahan raac


Hambalyo dhamaan munaasibadda Ciidda Fidriga.🎉🥳Ku ciida bash bash iyo barwaaqo ❤                   
02/05/2022

Hambalyo dhamaan munaasibadda Ciidda Fidriga.🎉🥳

Ku ciida bash bash iyo barwaaqo ❤



31/03/2022

Guuleysta ❤️

Alle ha inaga aqbalo 🤲🏽📿                   
18/03/2022

Alle ha inaga aqbalo 🤲🏽📿


Address

Waddada Madaxtooyada
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guji digital agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guji digital agency:

Share