Horn Africa Advertisement

Horn Africa Advertisement Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horn Africa Advertisement, Advertising/Marketing, Abudabi, near Gambadha tea shop, Burco.

Astaanteena iyo hal ku dhigeenu waa “Wadajir&Waxqabad”.Waddani Party ✌Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro
15/10/2024

Astaanteena iyo hal ku dhigeenu waa “Wadajir&Waxqabad”.
Waddani Party ✌
Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro

Ileys Enterprises
19/09/2020

Ileys Enterprises

university of burao Wargelin - Jaamacadda Burco ayaa si is xilqaan ah u diyaarisay tababar saddex todobaad socon doona o...
10/09/2020

university of burao

Wargelin -

Jaamacadda Burco ayaa si is xilqaan ah u diyaarisay tababar saddex todobaad socon doona oo loo qoondeeyay in kor loogu qaado wacyiga, kartida, aqoonta iyo xirfadda dadka u tartamaya xildhibaanadda baarlamaanka iyo xubnaha golaha deegaanka ahba.

Jaamacadda oo gudanaysa mas'uuliyadda ka saaran bulshada, sidoo kale u diyaar ah in ay waajibka bulsho iyo dhismihiisa ka qayb qaadato ayaa waxa ay u diyaarisay adeegan khubaro aqoon xeeldheer u leh mawduucyada halkan ku qoran, khubaradan oo qaarkood dhul durugsan laga soo casuumayo.

Fursaddan waa mid aad u qaali ah , mar la arag ah ee ka qayb noqo, si dalka iyo dadku u dhismo iyo korriimo samaadaan.

Ogaysiis Ogaysiis OgaysiisKusoo dhawoow shirkada Nageeye Taxi, Macmiil waxa inoo bilaabanatay bil cusub, Bishaas cusub w...
09/09/2020

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Kusoo dhawoow shirkada Nageeye Taxi, Macmiil waxa inoo bilaabanatay bil cusub, Bishaas cusub waxay shirkada Nageege Taxi kuu haysaa baabuur haysta damaanad buuxda oo diyaar kuu ah in ay kuu adeegaan, Waxa ardaydii jaamacadaha iyo Schoolada diyaar u ah baabuur si raali-gelisa ugu adeegaya, Waxa lagaa soo qaadayaa gurigaagaa waxana lagugu soo celinayaa gurigaaga si dhib yar, Hadaba si aad u hesho gaadhi damaanad buuxda haysta nala soo xidhiidh.

"Nageeye Taxi waa wakhti ilaaliyahaaga shaqo ama waxbarasho

Wuxuu idiin ku BushaaRay Nayaa Hope-Academy in Labilaabaayo Course kusaabsan Maaraynta iyo Lataacalida Xaaladaha Hooyooy...
08/09/2020

Wuxuu idiin ku BushaaRay Nayaa Hope-Academy in Labilaabaayo Course kusaabsan Maaraynta iyo Lataacalida Xaaladaha Hooyooyinka Uurka leh, kuwa umulaaya iyo Kadib Umusha ba iyo sidii hooyadu ilmo Nafaqadiisu dheelitirantay oo caafimaad Qaba u korin Lahayd

Advertising/marketingHorn Africa Advertisement
07/09/2020

Advertising/marketing
Horn Africa Advertisement

Mid ka mid ah beeraha burco oo strawberry ka soo go'o.
06/09/2020

Mid ka mid ah beeraha burco oo strawberry ka soo go'o.

Advertising/marketing
02/09/2020

Advertising/marketing

Kusoo Dhawaada Hope Academy oo Bishan September idiin Bilaabay Class yo Cusub oo ah English, Computer, Journalism, Accou...
26/08/2020

Kusoo Dhawaada Hope Academy oo Bishan September idiin Bilaabay Class yo Cusub oo ah English, Computer, Journalism, Accounting, Nutrition, Nursing and Pharmacology Tel:711190

Muraayad Iiba oo cusub Goobtu: Burco Qiimuhuna 284$ Color :black Fool HD TV Horn Africa Advertisement
24/08/2020

Muraayad Iiba oo cusub
Goobtu: Burco
Qiimuhuna 284$
Color :black
Fool HD TV
Horn Africa Advertisement

Address

Abudabi, Near Gambadha Tea Shop
Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 02:00
Tuesday 07:00 - 14:00
Wednesday 07:00 - 02:00
Thursday 07:00 - 02:00
Saturday 07:00 - 02:00
Sunday 00:00 - 00:00

Telephone

+252634996494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Africa Advertisement posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share