Tuska Diimoon.

Tuska Diimoon. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tuska Diimoon., Social Media Agency, Burco.

boggan waxaad kala soconaysaa falaqaynta iyo faaqidaada siyaasadda soomalida, ka hadalka xaaladaha is-bedel ee siyaasadda somalida iyo qormooyin ku xiiso geliya sida sheekoyin iyo taarikho.

25/07/2024

kulanka firdhiye iyo tijaabada colaada kooxda AS

02/02/2024

Daawo: Sirta ku jirta shirka uu ku baaqay Madaxwayne Deni ee Madaxwayne Farmaajo soo dhaweeyay || Xogta hoose ee qorshaha Garroowe.

05/11/2023

Daawo xaaladda hooyo la nool xanuunka HIV AIDS:- Qiso Xanuun badan, waa Hooyo ku nool magaalada Burco oo la nooc xanuunka HIV AIDS, oo walaalaha muslimkaa ka codsatay in ay xaaladdeeda wax kula taraan.

08/02/2023

dagaalka maalinkii 3aad ka socda Laascaanood iyo xogta ciidamada labada dhinac ee dagaalka.

06/02/2023

Deg-Deg; Xaaladda Sool, iyo dagaalkii saaka ee ciidamada Somaliland iyo askarta deegaamada SSC iyo xogta khasaara

https://youtu.be/IMXGrD2Dk38

10/12/2022

Maxaad ka taqaannaa daanta galbeed ee marinka Qasa, ee ay ku muransan yihiin Gumaystaha Yuhuudda iyo Dawladda Falastiin.

06/12/2022

Daawo xogta shaqada sirdoonka.

13/10/2022

10ka waddan ee qaaradda Africa ugu awoodda badan dhanka ciidamada.

Ku salli xabiibkeennii maxammed {صل الله عليه وسلم}.Salliga nabiga waxa ku jirta barako iyo khayr fara badan oo aakhiro ...
29/03/2021

Ku salli xabiibkeennii maxammed {صل الله عليه وسلم}.

Salliga nabiga waxa ku jirta barako iyo khayr fara badan oo aakhiro iyo mid adduunba leh.

اللهم صل وسلم على سيدنا محمد صلاة تحل بها عقدتي، وتفرج بها كربتي، وتمحو بها خطيئتي، وتقضي بها حاجتي. اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَأَنْزِلْهُ الْمَنْزِلَ الْمُقَرَّبَ مِنْكَ يَوْمَ الْقِيَامَة.❤

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tuska Diimoon. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share