Eng Mahat

Eng Mahat Graphic Designer & Motion Graphics

30/04/2026

My Portfolio 🚀 Animation

26/04/2026

Sahal Bus Logo Animation 🚀

23/04/2026

Logo Animation Portfolio 🚀🎨

22/04/2026

Advertising Video for tayo

17/04/2026

Comment “Upscale” and I’ll DM it to you.

Turn blurry images into ultra-realistic photos with one prompt.

Go to Gemini → upload → paste → done.

No Photoshop.
No skills.
Just results.

Comment “prompt” if you want it.

Asc saaxiibayaal Mudo badan oon halkan ka maqnaa ugu dambayn Dib ayaan ugusoo laabtay dagalkan waxaynu ku wadaagi doonaa...
24/03/2026

Asc saaxiibayaal

Mudo badan oon halkan ka maqnaa ugu dambayn Dib ayaan ugusoo laabtay dagalkan waxaynu ku wadaagi doonaa casharo iyo courses ku saabsan technology-yada

waxaan dadaali doonaa intii karaankayga ah

aad iyo aad baad u mahadsan tihiin

Dhawr iyo toban sano kahor ayuun bay ahayd markii aniga oo yar aan shaashadaha, Tv-yada iyo raadiyaha aan ka daalacan ji...
27/09/2025

Dhawr iyo toban sano kahor ayuun bay ahayd markii aniga oo yar aan shaashadaha, Tv-yada iyo raadiyaha aan ka daalacan jiray darsiyada sheekheena wayn Sh Muxammed Sh Cumar (Dirir) alla habarakeeyee aniga oo is waydiin jiray sidee loo duubaa darsiyada ama loo edit gareeyaa darsiyada sheekha .

Waxaase farxad ii ah inaan doorkan ka qayb qaato dhawr iyo toban sano kadib darsiga cusub ee sheekha
Kitaabka macaalimu alsuna al nabaawiya
Taasi oo aan kaga qayb galayay xirfadahayga iyo aqoonta aan u leeyahy animations ka

"Dedaalaa Xaaji cabaas buu gaadhaa "

Halaga faaiidaysto casharadaas
Waxaad ka helaysaan bogaga sheekha

Allaa—Mahadleh

Tayo—lahelyaaba Tiro—lahel 🎨🌟
24/09/2025

Tayo—lahelyaaba Tiro—lahel 🎨🌟

16/09/2025

Mxaa ka socda daaha gadaashiisa 🧤👨‍💻

14/09/2025

Work—Hard 🫡

🎉Waxaa farxad ii ah inaan astaan/Logo u sameeyo iyo in aan  Brand kooda kala shaqeeyay HWN 🌟 (HargeisaWomanNetwork)Oo ah...
08/09/2025

🎉Waxaa farxad ii ah inaan astaan/Logo u sameeyo iyo in aan Brand kooda kala shaqeeyay HWN 🌟 (HargeisaWomanNetwork)
Oo ah madal ay ku midaysan yihiin hablaha hargeisa 👸

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa hablahaa gartay inay bulshadooda wax kusoo celiyaan 🫡🙌

Halkan ka bogo sida waxan een ugu adeegnay 👇🏻

Behance: https://www.behance.net/gallery/234194629/HWN-Branding-Guidlines

Nala soo xidhiidh si aan kuugu dhisno Brand kaaga 👇
WhatsApp: https://wa.me/+252637130394

Address

Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252638130394

Website

https://t.me/mahadDesigner

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Mahat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share