HBC Radio Hobyo

HBC Radio Hobyo πŸ“ Based in Adaado, Somalia | 🌍 Inspiring Change

πŸ’Ό What We Do:
Empowering communities through education, health, and impactful projects.

HBC Radio Hobyo 90.0MHz waa idaacad ka howlgasho degmada Hobyo ee gobolka mudug, waxaa ka heleysaa wararkii ugu dambeeyay ee soomaliya iyo caalamka, iyo barnaamijyo ku xiisagalinaya. Dedicated to fostering growth and innovation across Galmudug and beyond.

🎯 Our Mission:
Creating opportunities, sharing knowledge, and making a difference in every life we touch.

πŸ“š Expertise:
βœ” Data Collection | βœ” P

roject Management | βœ” Education & Training
βœ” Health Initiatives | βœ” Community Development

πŸ’¬ Join Us:
Be part of the change! Connect with us to learn, grow, and collaborate on transformative initiatives.

πŸ“© Contact Us:
For inquiries, collaborations, or support, message us directly!

15/05/2026

Salaam Sharafta Madaxweynaha Taalada SYL

15/05/2026

Ubax dhiga maalinta dhalinyarada ee SYL iyo Madaxweyne Xasan Sheekh.

15/05/2026

Sadex sano ka hor ayuu khudbada masjidka sidaan ka yiri.

15/05/2026

15 May Maalinta Dhaliyarada.

14/05/2026

Somali Police Forces In Adado.

Waxaa lashaaciyay sida loogu kala guuleystey kuraasta golaha wakiillada Koofur galbeed soomaaliya.1. JSP – 51 kursi2. NP...
14/05/2026

Waxaa lashaaciyay sida loogu kala guuleystey kuraasta golaha wakiillada Koofur galbeed soomaaliya.

1. JSP – 51 kursi

2. NPU – 14 kursi

3. Karaama– 11 kursi

4. SINCAD – 6 kursi

5. Towfiiq-4 kursi

6. Tiir – 3 kursi

7. Waaberi – 1 kursi

8. Madalsan-1 kursi

9. Muwaadininta soomaaliyed-1kursi

10. Saab-1 kursi

11. Dhalinyarada Talo qaran-1 kursi

12. Ramaas-1 kursi

13/05/2026

Xildhibaan Saadaq Joon oo maalmo ka hor taageerey madaxwey Qoor qoor ayaa maantey gaarey Dhuusamareeb.

12/05/2026

Afar sano ka hor mar uu mucaarad ahaa.

11/05/2026

Booliska galmudug waxaa lagu amrey iney taliyaha cusub la shaqeeyaan.

HBC Radio Hobyo

Address

Cadaado

Telephone

+252611595197

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HBC Radio Hobyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HBC Radio Hobyo:

Share