Roore Media Pro

Roore Media Pro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Roore Media Pro, Erigavo.
(1)

Roore Media Pro is an innovative production and design company that responds to all kinds of production videos movie, animation photography and post production requirements and specializes in creative visual solution and digital media content generations

Meher Wacan C/risaaq & Xaawo
24/06/2026

Meher Wacan
C/risaaq & Xaawo

23/06/2026

๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ฌ๐จ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐„๐ซ๐ข๐ ๐š๐ฏ๐จ
๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐‚๐“ - ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐„๐ฑ๐ก๐ข๐›๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

Documentary-gan oo ay diyaariyeen ardayda kulliyadda ICT ee heerka shanaad ee Jaamacadda Abaarso Tech University, xarunta Erigavo, iyagoo qayb ka ah Toddobaadka Hal-abuurka Tignoolajiyadda. Documentary-gani wuxuu diiradda saarayaaa soo bandhigista waxqabadka, adeegyada iyo kaalinta ay dowladda hoose ee Ceerigaabo ku leedahay horumarka bulshada iyo kobcinta adeegyada deegaanka.

Ujeeddada documentary-gan waa in bulshada loo iftiimiyo shaqooyinka iyo dadaallada ay dowladda hoose qabato, isla markaana la muujiyo sida aqoonta iyo hal-abuurka ardaydu uga qayb qaadan karaan soo gudbinta xogta iyo kor u qaadista wacyiga bulshada.

Waxaa kale oo uu documentary-gu ka turjumayaa dhiirrigelinta dhalinyarada iyo ardayda si ay uga qayb qaataan xal-u-helidda arrimaha bulshada, korna loogu qaado isku-xirka waxbarashada, tiknoolajiyadda iyo adeegga bulshada..

Jaamacaddu waxay si gaar ah u bogaadinaynaa dadaalka, hal-abuurka iyo wada-shaqeynta ay muujiyeen ardayda diyaarisay documentary-gan, kuwaas oo aqoontooda iyo xirfaddooda u adeegsaday adeegga bulshada iyo soo bandhigista arrimo muhiim ah.


VideoEditingExhibition.

Xafladda lagu soo xidhayo Dawradii loo qabtay da'ayarta madaarista Qur'aanka isla markaana lagu abaalmarin doono ardayda...
23/06/2026

Xafladda lagu soo xidhayo Dawradii loo qabtay da'ayarta madaarista Qur'aanka isla markaana lagu abaalmarin doono ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaanaadkii ardayda laga qaaday ayaa subaxnimada berri ka qabsoomaysa Masjidka Al-khayr

23/06/2026

"Jaamacadu waxay halkan ku so gaadhay Dedaal iyo Samir."

Xamse Xaaji Cabaydh Dean-ka Freshka Ee Jaamacada Abaarso Tech University

23/06/2026

"Kulliyada Business and Social Science waa mid mudnaanta siisa xoojinta tayada ardayda iyo bixinta tababarada iyo fursadaha aqooneed ee mustaqbal."

Maxamed Xasan Aadan
Dean-ka Kulliyada Business and Social Science ee Jaamacada Abaarso Tech Universit

23/06/2026

Happy Engagement
Sead & Nawal

Happy EngagementSead & Nawal
23/06/2026

Happy Engagement
Sead & Nawal

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐—ฐ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒWaxa uu ugu bushaaraynayaa isla markaana ogaysinayaa Bulshada ku nool Magaalada ceerigaabo. In col...
22/06/2026

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป ๐—ฐ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ
Waxa uu ugu bushaaraynayaa isla markaana ogaysinayaa Bulshada ku nool Magaalada ceerigaabo. In college-ku Qaadanayo ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†
Oo si Bilaashaa ( Free) ah. Kubaranaya software xisaabeedka ๐๐ฎ๐ข๐œ๐ค๐๐จ๐จ๐ค ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ค๐ญ๐จ๐ฉ ๐„๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ฉ๐ซ๐ข๐œ๐ž. Waxaana loo Baranayaa Qaab itus oo intaab sii ah (Practical) ah.
Haddaba fursadan waxa ka faa-iidaysan Kara
Cidkasta oo danaynaysa Barashada softwares xisaabaadka sida Ardayda Jaamacadaha, Dadka ku shaqeeya xirfada xasaabadka, iyo cidkasta oo Danaysa inay Barato ๐๐ฎ๐ข๐œ๐ค๐๐จ๐จ๐ค ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ค๐ญ๐จ๐ฉ ๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ฉ๐ซ๐ข๐ฌ๐ž.

๐‡๐š๐๐๐š๐›๐š ๐ฌ๐ข ๐š๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐ ๐š ๐๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐Ÿ๐จ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ ๐š๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž.
https://wa.link/sseyoc.
Caalami Modern College
For #2026.

22/06/2026

Waxa maalintii 5-aad si habsami leh uga socota Masjidka Jaamaca ee Ceerigaabo Dawradda Xagaaga ee At-Tafaqquh wal-Bayaan, taas oo ay ka faaโ€™iidaysanayaan in ka badan 300 arday.

22/06/2026

Day 5 โ€“ ICT Innovation & Technology Exhibition
Maalintii shanaad ee barnaamijka Hal-abuurka Tiknoolagiyada, ee kuliyadda ICT. ardayda senoir ayaa soo bandhigay scrpits ay ku qoreen luuqada bash ee linux operating system. Scripts oo qabanaya, nidaaminta faylasha kombiyuutarka, ilaalinta shabakadaha ku xidhan kombiyuutarka iyo la socoshada badqabka qalabka muhiimka ah ee kombiyuutarka sida CPU, RAM Disk usage.
Bandhiggan ayaa ahaa mid ka tarjumaya dadaalka ardayda, tayada waxbarashada Jaamacadda Abaarso Tech, iyo sida aqoonta fasalka lagu barto loogu beddeli karo xirfado la taaban karo oo wax ku ool ah. Ardaydu waxay muujiyeen kalsooni, karti, iyo awood ay aqoontooda ugu gudbin karaan bulshada.
VideoEditingExhibition.

Address

Erigavo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Roore Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Roore Media Pro:

Share